X

Cabdiqaadir Siidi oo ka sheekeeyay wixii uu ku soo arkay Baraawe iyo dhaqankii argagixisada shabaab+MUUQAAL

Muqdisho 28 Nov 2014–Gudoomiyaha gobolka shabeelaha hoose ayaa ka sheekeeyay arin naxdinleh oo uu ku soo arkay Baraawe markii la xoreeyay argagixisada shabaab. C/qaadir Siidi oo kulan ka dhacay Muqdisho ka hadlay ayaa ka hadlay nolosha xun ee ay dadku ku noolaayeen iyo hab dhaqanka xun ee loola dhaqmay.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.