X

Tarsan oo furtey xisbi cusub sheegayna in Somalidu ka cararto dadka kartida anaguna waxaan nahay cagsigooda +MUUQAAL

Muqdisho 28 Nov 2014–Maxamud Tarsan ayaa furtey xisbi cusub sheegayna in dalka cadaalad xumo baahsan ka jirto, dalkuna u baahan yahay nin karti leh oo dhisi kara balana ku qaaday in dadka aqoonta uu xaga hore soo marin karo. Kama cararno dadka aqoonta leh waanse u cararnaa kuwa jaakadaha noo qaada ee ku danaysta dooni mayno.

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS.COM

admin:

This website uses cookies.