15/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cabdiwelli Gaas oo bogaadiyay ciidanka Puntland kuna baaqay in la difaacdo

Cabdiwelli Gaas ayaa bogaadiyay ciidanka Puntland kuna baaqay in la difaacdo. Gaas oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in gooni goosadka laga yeelayn inay dhulbalaarsi sameeyaan.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=egatsg7pSl4[/embedyt]




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS