12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cabdiwelli Gaas oo kulan isugu yeeray gudoomiyeyaasha gobolada: SAWIRO

Cabdiwelli Gaas ayaa kulan isugu yeeray gudoomiyeyaasha gobolada Puntland. Kulanka ayaa diirada lagu saaray xaalada guud ee gobolada iyo la dagaalanka argagixisada.



Waxa kale oo iyadna xooga la saaray arimaha cashuurha, dhaqaalaha, waxbarashada, horumarinta, abaaraha, xaalufka deegaanka iyo daaweynta xoolaha.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS