X

Cabdiwelli Gaas oo wuxuush iyo dugaag ku tilmaamey maamulka Muuse Biixi

Cabdiwelli Gaas ayaa wuxuush ku tilmaamey maamulka Muuse Biixi oo kolba ku soo durkaya dhulka Puntland. Maamulka oo kashanaya beelaha Dhulbahante ayaa qabsadey Tukaraq.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=XZbH-UC5ngE[/embedyt]

Muuse Biixi ayaa jawaab siiyay sheegayna inaanu u soosocon Garoowe laakiin ay gaarayaan xuduud uu sheegay in Ingiriisku dhaxal u siiyay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.