X

Cabi Axmed oo ka mahad celiyay shahaado Islaamiya

Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa la gudoonsiiyay shahaadada dunida Islaamka ee kobcinta dhaqaalaha ee sanadkan 2022. Raiisal wasaaraha ayaa shahaadada lagu gudoon siiyay dalka Jabuuti doorkiisa furfurnaata dhaqaalaha dalkiisa.



Cabi Axmed ayaa ka mahadceliyay shaghaadadan loo gartey ee lagu siiyay siyaasada furfuran ee cid kasta ku jirto asagoo balan qaaday inuu sii laban laabi doono talaabooyinka uu hore u qaaday ee kobcinta dhaqaalaha dalka.



”Waxay muujinaysaa shahaadadani in aduunku arkay isbedelka dhaqaale ee aan la nimid dalka ayuu yidhi Cabi Axmed oo mudadii uu xukunka qabtey dagaal reer galbeedku ka dambeeyo la galay Tigreega.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.