Guddiga doorashada ee Itoobiya ayaa si rasmi ah u shaaciyay natiijada doorashadii ka dhacday Itoobiya bishii hore. Xisbiga Barwaaqo ee Cabi Axmed ayaa healy aqlabiyad aad u badan kuna guulaystey doorashada.
Madaxda caalamka ayaa durba hambalyo u direy raiisal wasaaraha Itoobiya oo la doortey 5-ta sanno ee soo socota. Gobolada qaar sida gobolka Somali Galbeed iyo Tigreega oo dagaal ka socday ayaan ka qaygelin.
Cabi Axmed ayaa sadexda gobol ee kale ee codkoda dhiibtey ay siiyeen tiro aan hore loo arag. Raiisal wasaaraha Itoobiya ayaa xoriyad aan hore loo arag siiyay gobilka Somali galbeed oo xero milatari ahayd xilligii Tigreega.
Waxa doorashadan ka xanaaqay oo diidan Maraykanka oo la jira Tigreega.
Maxamed Yuusuf
ARAABINEWS