X

Cabi Axmed oo loo sudhey go shaala welibana loogu daray nacnaca foolad

Kadib doorashadii shalay ka dhacdey magaalada Jigjiga ee xarunta Somali galbeed waxa munaasabada soo xirey raiisal wasaaraha Itoobiya oo isbedelka gobolka isugu ka masuula. Inkastoo cabasho xoogan ka jirto tirada ku jirta xisbiga cusub ayaa haddana aad lo amaanay sida loo soo agaasimey iyo xoriyad kooban oo la dareemay.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.