10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cagafcagafta degmada hoose ee Boorama oo dhulka la sintey guryo dhismo ku socdey iyo digniin ay direen

Maamulka degmada Boorama oo wata askar ayaa dhulka la simey guryo dhismo ku socdey oo ay sheegeen in sharci daro ah lagu dhistey. Guryaha hadda la burburiyay ayaa la sheegay in ay u dhawaayeen madaarka. Maamulka ayaa lagu eedaynayaa in guryihii dawlada ay iibsanayaan lacagtana la raadiyo halka ay martey inkastoo ay dafireen in ay jiraan warar noocaasa.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM