08/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Aareye oo leh Ciisuhu waxay igu yiraahaan Saylac ayaan kula soo balanay Siilaanyo waxaan ku lahaa…+MUUQAAL

WP_20141214_001Hargeysa 14 Dec 2014–Cali Aareeye ayaa fikirkiisa ku darsaday kacdoonka bilowga ah ee ka jira gobolada Awdal wuxuuna ka qayliyay gooni isku taaga reer Awdal..Ciisuhu waxay igu yiraaheen Saylac ayaan kula balamay Siilaanyo waxaan ku iri”balan male ee suga xilliga dawlad fayow dhalato.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS