Safiirkii hore ee Somaliya u fadhiyay Kiiniya Cali Ameeriko ayaa shalay maamulka Beledweyne u diideen in uu gudaha u galo magaalada taas oo siyaabo badan loo macneeyay.
Cali Ameeriko oo saxaafada la hadlay ayaa sheegay in aanu fahansanayn waxa la iigu diidey in aan gudaha u galo magaalada anigoo ah muwaadin Somaliyeed horena dalkiisa u matalay safiirka u fadhiya Kiiniya.
Mar la waydiiyay in uu watay askar badan taasina laga shikiyay ayuu Ku tilmaamey wax aan jirin..Wuxuu intaa Ku daray in uu watay kaliya ilaaladiisa.
Wuxuu eeda dusha uga tuurey gudoomiyaha gobolka Hiiraan C/fataax Xasan oo Muqdisho Ku sugan.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS.COM
Wararkii hore
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay