X

Cali Gurey oo sheegay in Muuse Biixi talo ugu jirin doorashada iyo fadhiidnimada gudiga

Cali Gurey oo sheegay in Muuse Biixi talo ugu jirin doorashada iyo fadhiidnimada gudiga oo hore uu u sheegay. Cali Gurey ayaa ka gaabsaday inuu inadeerkii Muuse Biixi dusha ka saaro sheegayna wakiiladu inay eeda leeyihiin.


[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=7TdzeGzwCJY[/embedyt]


Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS

admin:

This website uses cookies.