07/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Gurey oo u jawaabay wasiirka arimaha dibeda Somaliya iyo hawada Sucuudiga la siiyay+MUUQAAL

Hargeysa–Cali Gurey oo lagu yaqaan inuu fikradiisa ka dhiibti arimaha dhacaya ayaa ka jawaabay dhawaq uu wasiirka arimaha dibedda Somaliya ku sheegay in dawlada Somaliya ogolaatay in hawada dalkeeda iyo dekedaha la siiyo Sucuudiga oo dagaal diimeed kula jira Xuutiyiinta.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS