11/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Khaliif oo la kulmey hogaamiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro

Cali Khaliif ayaa la kulmey hogaamiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro. Kulanka ayaa imanaya ayadoo XCali Khaliif kuraas ka dalbaday Muuse Biixi inkastoo aan la sheegin jawaabta uu bixiyay.

 





Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS