19/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Khaliif oo markale Laascaanood ka soo degay

Madaxweynaha is dhiibey ee Khaatumo Cali Khaliif ayaa markale ka soo degay Laascaanood isagoo la sheegayo in uu ka yimi dhinacaas iyo Imaaraadka. Cali Khaliif ayaa Laascaanood ka soo jeeda.




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS