21/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Khaliif oo quus ka joogsaday la hadalka Muuse Biixi

Prof Cali Khaliif ayaa sheegay inuu quus ka joogsaday la hadalka Muuse Biixi. “Heshiiskii Caynaba aanu ku kala Saxeexanay, wuxuu markii u muuqday mid lagu dawayn karo is maandhaafka iyo Colaada Somaliland dhexdeeda ah, islamarkaana loo dhisi lahaa Somaliland la wada leeyahay, Heshiisku sidaas ayuu ahaa, Axmed Siilaanyo waan ku mahadinayaa, Waana Heshiis Taariikhiya iyo guul.
Nasiib Darro waa u egtahay inaanu Heshiiskaasi Hirgelaynin, Laakiin Axmed Siilaanyo eed kuma leh, Cidii eed ku leh ayaa ku yeelan doonta ” Ayuu yidhi Dr. Galaydh.





Maxamed Yuusud

ARAABINEWS