02/03/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Khaliif oo welli rajo ka qaba in Muuse Biixi la hadlo: aan sugo sanadka dambe

Cali Khaliif ayaa welli rajo ka qaba in Muuse Biixi la hadlo wuxuuna yiri waxaan sugi ilaa 18 May-da soo socota ee SNM dabaaldegi doonto. Hadalka Cali Kjaliif ayaa ah calaacal iyo i maqlaay xilli reer Khaatumo uu hore u kala jabiyay.




[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=B5ByXfE41AA[/embedyt]




Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS