12/02/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Waxaan ka mid nahay jaamacada carabta qoxootiga Yamana Hargeysaan dejinaynaa: Cali Warancade+MUUQAAL

Hargeysa–Cali Warancade wasiirka gudaha ee maamulka Hargeysa ayaa shegay in qoxootiga ka imanaya Yaman oo Somalidu hore ugu qixi jirtey loo diyaariyay meelo lagu hayo. Waxana uu sheegay in ay kala tashadeen hay’adaha caalamiga ah. Wuxuu kaloo sheegay in Somaliland ka mid tahay jaamacada carabta inkastoo aan cidi u joogin halkaasi.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS