November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cali Warancade oo cashar kale oo dheer u akhriyay cuqaasha ay iyagu biilaan oo gaaraya 150+MUUQAAL

WP_20141229_007Boorama 29 Dec 2014–Cali Warancade ayaa wali ku sugan Boorama halkaas oo uu maantana cashar dheer u akhriyay cuqaasha ay iyagu biilaan. Cuqaasha qaar ayaa iyagu sheegay in qaar ka mid ahi ayna qaadan mishahar hore loogu balan qaaday. Cali Warancade ayaa weeraray Suldaan Wabar iyo suldaanada kale ee ku jira kacdoonka.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS