22/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Warancade oo ka gariiray mudaharaad lagu baaqay iyo kii SNM waxba lagama faaiidin: WARAYSI dhinacyo badan+MUUQAAL

Hargeysa–Cali Warancade oo Siilaanyo u ah wasiirka gudaha ayaa ka qayliyay mudaharaad ay ku baaqeen xisbiga Wadani oo diidey in Siilaanyo oo fadhiida hawlgabna ah loo kordhiyo muddo aanu u qalmin maadaama uu hawlgabyahay. Warancade ayaa diidey in uu qaado masuuliyada haddii kooxda Siilaanyo xasuuqaan dhalinyaro.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM