November 18, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cali Warancade oo lagu yaqaan caruur ka cabsiin ayaa digniin u direy Xasan Sheekh xilli la sheegayo in ay weerar qaadeen

Wasiirka arimaha gudaha maamulka Somaliland ayaa digniin u direy dawlada Somaliya iyadoo warar ay soo baxayaan in ciidan beeleed ka tirsan Khaatumo iyo kuwa maleeshiyada beesha dhexe ay weerar ku qaadeen Balicad halkaas oo uu ku sugnaa sida la sheegay madaxweynaha Khaatumo Prof Cali Galaydh.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS