11/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cali Xaraale oo soo faqay halista shirkad shidaal oo Xasan Cali Kheyre ku jirey

Cali Xaraale ayaa soo faqay halista shirkad shidaal oo Xasan Cali Kheyre ku jirey ay ku hayso soo saarista shidaalka Somaliya. Shirkadan oo lagu xalaashanayo shidaalka Somaliya ayaa waxa ku jirey oo qayb ka ahaa Xasan Cali Kheyre oo hadda wasiiradiisa kala dagaalamaya musuqmaasuq.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=3MEfZQxubzM[/embedyt]




C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS