November 20, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Cali Xaraare oo hal-xidhaale la dhexmaray suuqa Somalidu leedahay ee Minasota

Weriyaha rug cadaaga ah ee Cali Xaraare oo inta badan lagu bartey doodaha kaftanka siyaasada ayaa Hal-Xidhaale la dhexmaray suuqa Somalidu leedahay ee ku yaala Minasota ama magaalooyinka mataalnaha ah. Waxa kuu soo baxay qosol iyo shaactiro jawaabaha qaar.





ARAABINEWS