10/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Cambaarayn dusha looga tuuray wariye haweena oo daanka laga jeexay+MUUQAAL

suleqa[1]Wariyeyaasha ku nool Somaliya oo dhan ayaa ku jira tacadi xun oo markasta loo gaysto iyadoo inta lagu jirdilo waxa ay soo gudbinayaan ama muuqaalada ay duubayaan. Wariye Suleekho ayaa daanka laga jeexay taas oo muuqaalkeedii wax u dhintey iyadoo la sheegayo in kooxo sidan u galeen.

 

C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS