12/12/2025

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Camey oo war ka soo saaray Buuhoodle iyo cida ka dambeysa isqarxintii

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Camey ayaa ka Hadley isqarxintii ka dhacdey Buuhoodle oo aan cidi waligeed ku riyoon in argagixiso isku qarxi doonto Buuhoodle.

Waxa la ogaadey in is-haligihii is qarxiyay aanu reer Sool ahayn. Wuxuu yiri mudaan ka hadalney maamulka Woqooyi galbeed iyo lugta ay ku leeyihiin argagixisada.



[embedyt] https://www.youtube.com/watch?v=ysUtR3MCmcw[/embedyt]



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS