31/01/2026

ARAABINEWS.COM

War la hubo iyo Madadaalo

Rasaas xoogan oo xalay ka dhacday xarun booliis oo ku taal Laascaanood iyo dhaawac jira

Rasaas xoogan ayaa xalay ka dhacaday gudaha Laascaanood taas oo ay iswaydaarsadeen isla ciidanka booliiska. Rasaastan oo xalay si weyn loo maqlayay ayaa waxa la xaqiijay uin hal askari ku dhaawacmey. Sababta maxaa lagu sheegay.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS