November 19, 2025

ARAABINEWS.COM

News and entertainment

Carab laga iibiyay buurta gacan libaax ee Hargeysa u dhow iyo injineero ka soo degay Hargeysa

Sodoga madaxweyne Siilaanyo ayaa Hargeysa keenay Carab laga iibiyay buurta gacan libaax oo Hargeysa u dhow iyo injineero qiimeeya. Muran xoogleh ayaa ka taagan hasnti ma guurto ah oo laga iibiyay shisheeye iyado murano kale jiraan.

Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS.COM