Raiisal wasaaraha Yuhuuda oo ka hadlay qaraarkii qaramada midoobey ee Maraykanku ka aamusay ee faray Yuhuuda in ay joojiso dhulka Falastiinta ee guranayso ayuu sheegay in qaraarkaas uu diyaariyay Maraykanku.
Netanyahu ayaa sheegay in Carabtu u sheegeen cida diyaarisay qaraarka taas oo ka dhigan in Carabtu waligeedba u basaasto Yuhuuda, wadamada yaryarna u sheegeen in ay la coloobaan Yuhuuda.
Raiisal wasaaraha Yuhuudu ma sheegin wadamada Carabta ee u sheegay in Maraykanku diyaariyay qaraarka oo CABSI weyn geliyay Yuhuuda.
Yuhuuda ayaanan saacad badbaadin Karin haddii Maraykanku faraha ka laabto.
Trump oo ka hadlay qaraarka ayaa si aan hore looga baran uga hadlay sheegayna in Yuhuudu sugto inta xukunka uu imanayo.
Rashiid Ceelaanyo
ARAABINEWS
![F090728AS12-965x543[1]](https://araabinews.com/wp-content/uploads/2016/12/F090728AS12-965x5431-300x169.jpg)
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay