X

Caruur laga soo badbaadiyay magafeyaasha Liibiya oo Muqdisho soo gaaray: SAWIRO

Caruur laga soo badbaadiyay magafeyaasha Liibiya ayaa Muqdisho soo gaaray. Caruurtan oo aan badneyd ayaa waxa iska kaashadey hay’ada soo galootiga iyo dawlada Somaliya.



Maryan Yasiin oo ah Ergayga gaarka ah ee Xukuumadda Soomaaliya u qaabilsan xuquuqda tahriibayaasha ayaa sheegtay in muwadiniinta maanta lagu soo celiyey dalka ay qabaan dhib badan.

Dadkan soo noqda ayaa qaba dhibaatooyinka kufsiga, jirdilka, iyo cunto yaraanta.



C/llaahi Warmooge

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.