X

Muuse Biixi oo jeelka u taxaabay agaasimaha Universaltv ee Hargeysa

Muuse Biixi ayaa jeelka u taxaabay agaasimaha Universaltv ee Hargeysa. Agaasimahan oo lagu magacaabo Maxamed Cabdi Digaale ayaa ciidamo uu Muuse Biixi soo direy ay soo qabteen.



Maxamed Cabdi Digaale ayaa wararku sheegayaan in xarigiisa loo aanaynayo warar laga sii daayay telefishanka oo Muuse Biixi qoonsadey. Waxa caadi ah in maamulka Somaliland ka xadantoodaan warar ayna jeclaynsan jecelyihiina in loo xadreeyo.



Maamulkan ayaa sheegta dimoqraadi laakiin si xun ugu xadgubda xuquuqda dadka ee ALLE jideeyay.

Wax wara kama soo bixin maamulka Somaliland oo ku aadan xariga agaasimaha. Maaha markii ugu horeysay oo maamulku sidan ku kaco.



Maxamed Yuusuf

ARAABINEWS


admin:

This website uses cookies.