Qaar kamid ah Maleeshiyaadkii u dagaalamayey argagixisada ee Toga Suuj laga soo qabtay ayaa maanta lasoo gaarsiiyey magaalada Garoowe, halkaasi oo saxaafada loogu soo bandhigay. Maxaabiistan waxaa ku jira caruur badan oo aad u da’a yar oo ay kooxda dhiigmiiradka ah kusoo khasabtay inay u dagaalamaan qaarkoodna laga kala keenay gobalada Bay, Bakool, Gedo, Jubooyinka iyo gobalada dhexe.
C/llaahi Warmooge
ARAABINEWS
More Stories
Reer Awdalow shaqo haku darsanina dagaalada Isaaq kula jiro jaarkiisa
Madaxweynaha Awdalstate oo afka furtay. Waa shaqaale kuwa Hargeysa tagay
Halkan ka daawo adaa arki cida Suuriya u gacan gashay