Boorama waxay leedahay seere ama dhul daaqsimeed Ingiriiskii iyo dawladii Somaliyeedba aad u ilaalin jireen oo bilicda Magaalada dabiiciga ka...
Arimaha bulshada
Kooxda xidigaha Hargeysa ee Nimcaan Hilaac, Xamdi Queen, iyo Maxamed ayaa wacdaro ka dhigey Muqdisho inkastoo la bilaabay waqti dambe....
Fanaaniinta London qaarkii loo jeclaa oo wacdaro ka dhigey barnaamij loogu talogalay munaasabada ciida. Fanaaniinta kale ee ka qaygalaysa waxa...
Fanaaniinta Muqdisho ayaa soo bandhigey barnaamij heeso ah oo cusub oo ay ku soo bandhigeen heeso cusub. Dhalintan cusub ayaan...
Dhamaan hawlwadeenada Araabinews waxay hambalyo iyo bogaadin u dirayaan boqor Kolonel Axmednuur Bile Kaahiye iyo boqorad Haboon Buraale Waaberi oo...
Bakteeriya lagu kala qaado galmada oo iska celisa daawada oo ka dilaacday Ingiriiska iyo qaylo dhaan
Bakteeriya keenta cudurada lagu kala qaado galmada ee gonoriya (gonorrhoea) ayaa daawooyinkii lagula tacaalayay waxba ay ka qaadi waayeen taas...
Fadeexad tii ugu foolxumayd ayaa ka dhacday Maraykanka kadib markii wiil Muslim ah kana soo jeeda Suudaan lagu xiray saacad...
ARAG qaybtii labaad wacdarihii fanaaniinta kala duwan ka dhigeen magaalada Jigjiga sida Yurub Geenyo
Somalida Itoobiya ayaa si weyn uga qaybgalay xuska sanadka Itoobiya xaflad loo sameeyay oo ka dhacday magaalada Jigjiga. Waxa xuskan...
Ismaamulka Somalida Itoobiya ayaa si weyn looga dabaaldegay sanadka Itoobiya 2008 waxana Jigjiga lagu soo bandhigey xaflad si weyn loo...
Waa qayb kale sheekada taxanaha ah ee ka hadasha khiyaamooyinka argagixisada UGUS ama shabaab iyo xasuuqyada ay fuliyaan. Argagixisada ayaa...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Suxufi Faysal Cabdulaahi Xaaji Cabdi...
Waxaan idiin haynaa waraysi qosol leh oo laga qaaday Faarax Murtiile oo murti uu sameeyay reer Burco ka bedeleen una...
Waa qaybtii sadexaad sheekadii aad u xiisaha lahayd ee daaha ka rogeysa hagardaamooyinka kooxda argagixisada shabaab iyo sida ay u...
ARAG qaybtii 2 sheekadii xiisaha lahayd ee UGUS ( argagixisada shabaab) tagtaye ka ilaasho ubadkaaga
Waa qaybtii labaad sheekadii xiisaha lahayd kana hadlaysay siyaabaha badan ee argagixisada UGUS u xasuuqdo dadkeena. Doorkana waxa ku jira...
Mid ka mida jaamacadaha ugu fiican dalkaasi Bakistaan ee caafimaadka gabdhaha ayaa lagu arkaa in ay aad uga badan yihiin...
Qoys Somali ah oo Ingiriiska degan ayaa waxa qabsatay qiso cajiiba kadib markii la faray bisad dhimatay in la aaso....
Dhamaan dadka halkan ku waxay hambalyo u dirayaan boqorad Nimco Muuse Caamir iyo boqor Sharmaake Siciid Qalinle oo mehekoodu ka...
Bahda Araabinews.com waxay hambalyo u dirayaan meherka boqorada Nimco Muuse Caamir iyo boqorka Sharmaake Siciid Qalinle oo meherkoodu ka dhacay Boorama....
Majaajilaystaha weyn ee Oday Cabdulle ayaa dalka ku soo noqdey kadib socdaal uu ku maqnaa wuxuuna sheegay in diyaaradi ka...
Waa barnaamij ay daadihiyaan Hibo Cumar iyo Axmed Jowhari oo ka hadlaya nolosha xiliga guurka iyo is bedelka cusub ee...
Dhacdo laga naxay ayaa ka dhacday Yaman magaalada Sanca kadib markii lahelay hooyo iyo aabo lagu dilay gurigooda oo ku...
Mataanihii ugu da'da yaraa ee dhawaan isku guursaday Hargeysa kadib maxkamad isku meherisey oo hadda jooga guriga wiilka aabihii ayaa...
Nala daawada ruwaayad aad u qosol badan oo laga matalay sida reer Jubba isugu dhegen yihiin. Gabadh ku matalaysa Axmed...
Kulan ay jaaliyadu ka qaybgashay oo madaxweynihii hore ee Somaliya Sheekh Shariif kaga hadalayay hay'ada Samadoon ayaa munaasabada waxa ka...
Taariikhda Woqooyiga Somaliya ayaa markii ugu horeysay lamaane aad u da'yar ay isku guursadeen magaalada Hargeysa. Lamaanaha oo da'deedu kala tahay...
Qalbi aan is ogeyn waa filim Somali ah oo aad u qiso macaan loona jilay si casri ah oo aanad...
Dood aad u kulul oo lagu falanqeeyay raga fura xaaskooda maxaa u diidey caruurtooda mise way isla nacaan iyada iyo...
Ninkii boholyooy haddi lagu yiri batrool badan baa halkaa ku jira BIYAHA ANIGAA ISKA LEH..Qarankani beec ma noqon dhulkey guna...
Jaamacad ku taal magaalo madaxda labaad ee dalka Ingiriiska ee Beemingam (Birmingham) ayaa laga helay kitaab Quran ah oo lagu...
Fanaaniinta Nimcaan Hilaac iyo Fartuun Cumar ayaa habeen hore qabsaday Muqdisho iyadoo shacabka magaalada ay aad u sugayeen. Nimcaan Hilaac...