Fanaaniinta xooga dalka Somaliyeed ee Horseed ayaa ku soo bandhigey Muqdisho murti iyo heeso guubaabo ah oo ku aadan munaasabada...
Arimaha bulshada
Haddi soon lagugu lahaa bishan Ramadaan ee maanta 29 ah siduu doonaba hakaaga tagee ma raacin kartaa oo ma u...
Xala Cabdullah waa hooyo Sucuudi ah oo guur u raadinaysa gabadheeda kuna tilmaantey dhaqanka guurka ee hadda ka socda Sucuudiga...
Burco--Magaalada Burco ayaa dadku ka yaaban yihiin wax habeenkii xoolaha u soo dhaca oo aan ahayn waraabe laakiin kala gooya...
Qosol qosol ay matalayaan qaar ka tirsan fanaaniinta reer Hargeysa oo dadka loo nixinayo si ayna filayn. Waxa Afrika ka...
Dadka bulshada dhexdeeda loo maleeyo in ay liitaan oo aan cidi dhegeysan siday ka yihiin RABI agtiisa waa cashar aad...
Qaybtii afraad filim qosola oo ay matalayaan Sooraan iyo Jawaan oo ay ka buuxaan majaajilo tii loogu jeclaa. Gabadhu maskax...
Hindiya waxay ka mid tahay wadamada ugu liita xaqa nadaafada waxana meelkasta iyo wado kasta lala taagan yahay kaadi. Musqulaha...
Safiya waxay ka mid tahay dadkii ka xoogsanayay xeradii Leego ee argagixisada shabaab gaadmada ku gashay halkaana ku dishey askar...
Cilmigu sidiisaba xishood male qaasatan marka ay tahay shay waxba kama jiraan ka dhigaya salaad dhan oo aad u tabacdey...
Qofku ha isku fiirsado isagu hana saxo khaladkiisa inta uuna isku dayin inuu saxo qofkale.. Kadib waxa dhacaya in qofkaste...
Waa ruwaayad aad u qosol badan oo laga sameeyay dadka iyagu aan soomin bishan Ramadaan iyo goobaha ay tagaan. Waxa...
Waa sadex heesood oo ay xusuus balaadhan leh oo toos ay tumeen hoboladii Waaberi intooda badan gaar ahaan intrii Muqdisho...
Sooraan ayaa goob masraxa oo looga hadlayay fankii hore iyo kan dambe ayaa ka hadlay walaaca uu ka qabo waxa...
Dhamaan asxaabta culimada, aqoomyahanada, dhaqaatiirta hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan ilma Dirir Dubad gaar ahaan ilma Xasan Dirir...
Dhamaan jaaliyada Bahabar Cabdalle ee iskandaneefiya iyo Beljim waxay tacsi u dirayaan ilma Xasan Dirir Dubad, geerida ku timi hooyo...
Anagoo ah reer Cusmaan Dirir Dubad waxaan tacsi ka direynaa geerida ku timi hooyo Xabiiba Cumar Cali
Dhamaan anagoo kala ah C/raxmaan Cusmaan Dirir iyo caruurtiisa, Mulki Cusmaan Dirir iyo ninkeeda iyo caruurtooda, Maxamed Cusmaan Dirir iyo...
Inaa lilaah waa inaa ilayhi raajicuun dhamaan bahda Araabinews.com waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan ilma Xasan Dirir Dubad geerida...
Dhamaan bahda Araabinews.com waxay hambalyo u dirayaan boqorka Mukhtaar Cali AAdan iyo boqorada Hibo Jaamac Aareeye oo meherkoodu ka dhacay...
Dhalinyaro badan oo ku dhashay qurbaha oo luqada ay isku fahmaan ay tahay Ingiriis: barnaamij gaaban
Muqdisho--Waa barnaamij gaaban oo lagu soo bandhigey dhalinyar ka timi qurbaha oo dalkooda dalxiis u jooga isla markaana isku afgarta...
Dulmi aan laga doodin waa ruwaayad Banaadiri oo ay isugu yimaadeen rug cadaaga ugu caansan ruwaayadaha Banaadiriga. Waxa had iyo...
London--Dhamaan bahda Araabinews.com waxay tahniyad aroos u dirayaan boqor Axmed Abukar Xaaji iyo boqorad Maryan Maxamed Xasan Dirir oo arooskoodu...
Hunan--Nin Shiine ah ayaa la noolaa 17 naagood isagoo mid ka mida ay u lahayd ilmo yar. Ninkan ayaan midina...
Jejniya--Hogaamiyaha gobolka Ruushka ka tirsan ee Jejniya ee aabihii ku helay madaxtinimada ayaa raga dalkaasi u sheegay in haweenka ka...
Waraysi xasaasiya oo ay bixisey ayay kaga warantey sidey Hargeya uga soo qaxde xilligii dagaalka lagu soo qaaday iyo sida...
Fanaanada Safiya Tusmo ee Woqooyiga Amerika ayaa jawaab ka bixisey heestii caanka ahayd ee Dr Bayle sameeyay ee Dhalinyaro. Fanaanada...
Biyoolihii cadhooday waa filim aad u xiiso badan oo taabanaya waxyaabo badan kuna jiraan xikmado badan. Waxa matalaya dhalinyar aad...
Barnaamijka aad ka u xiisaha leh ee Hodan Naaleeye ee Integration tv oo doorkan lagu soo qaatay dadka nin isagu...
Fanaanka qaaliga ah ee hoboladii qaranka Waaberi Cumar Shooli oo Boorama sugan isagoo booqdey xarunta jaamacada Camuud halkaas oo uu...
Anigoo ah Marwo Farxiya Maxamuud Coofle oo ku hadlaya magaca reer Coofle waxaan tahniyad aroos u dirayaa boqor Samatar Maxamed...