Turkiga ayaa lumiyay markii ugu horeysay muddo labo sano ah kadib markii ay Kurueshiya ku garaacday hal iyo eber ciyaar...
Ciyaaraha
Ciyaaraha qaarada reer Yurub ee ka socda Faransiiska ayaa manta waxa ciyaarta hore ciyaaray Swiezrland iyo Albaniya waxana ciyaartu ku...
Xulka Qaranka ee Faransiiska ayaa garaacay xulka qaranka dalkaasi Romaniya oo soo bandhigey ciyaar quruxbadan inkastoo ciyaarta qaybteedii dambe laad xora...
Koobka ciyaaraha reer Yurub 2016 ayaa maanta ka furmaya caasimada Faransiiska ee Paris halkaas oo ay ku wada ciyaari doonaan...
Waxa Jimcahan bilaabmaya koobka ciyaaraha reer Yurub ee afartii sanaba hal mar la qabto oo ay martigelinays Faransiiska. Hadaba ciyaarta...
Ciyaaryahankii reer Braasiil ee Beelle ayaa xaraash ku bilaabay dhamaan hadyadihii iyo biladihii uu ku helay kubadda cagta mudadii uu...
Kooxda Real Madrib oo caawa la ciyaaraysay kooxda ay jaarka yihiin ee Atletico Madrib ee dalkaasi Spain ayaa magaalada Milan...
Kooxda Manchester United ee Ingiriiska ka dhisan ayaa hadda ku dhawaaqdey in ay eriday tababarihii kooxdaas oo u dhashay Holland....
Koox la magaca argagixisada shabaab oo ka dhisan dalkaasi argagixisada taageera ee Sucuudiga ayaa goolhayaha timaha looga jaray garoonka dhexdiisa...
Xulka qaranka dalkaasi Uruguay ayaa barbaro la galay xulka qaranka Brazil oo gurigooda ku ciyaarayay. Brazil ayaa daqiiqado kadib gool...
Xulka Qaranka Somaliya da'da 11 jirka ayaa dawlada Qadar oo caruurtoodu gaajo aragka yaabsaday kadib markii ay la ciyaareen ciyaar...
Ciyaaryahankii hore ee Ingiriiska Gary Linikar ayaa xaaskiisa ku furey caruur ay rabtey in ay dhasho. Furitaanka ayaa u dhacay...
Garoon kubadda cagta lagu cayaaro oo ku yaalla magaalada Milano ee dalka Talyaaniga, ayaa loogu magaca daray Samiya Yuusuf Cumar,...
Ciyaaryahankii reer Faransiis ee Sinadiin Zidaan ee ka soo jeeda Aljeeriya ayaa loo magacaabay in uu buuxiyo jagada banana ee...
Kadib markii daraad la eryay tababarihii naadiga Ingiriiska ee Chelsea ayaa waxa markale si ku meel gaadha loogu magacaabay booskaas...
Naadiga kubada cagta ee Chelsea ee ka dhisan Ingiriiska ayaa eridey tababarihii kooxdaasi oo hadda dhulka gashay inkastoo uu sanadkii...
Ciyaaryahanka u dhashay Ingiriiska ee David Beckham ayaa ka soo muuqdey Jabuuti halkaas oo uu ciyaar kala qaybgalay dhalinyar reer...
Tartanka kubada gacanta ee loo yaqaan handball ayaa kooxaha gabdhaha uga furmey magaalada muqdisho waana tartankii ugu horeeyay ee noociisa...
Xulka Qaranka Somaliya oo is abaabulay ayaa ciyaarta koobka kubada aduunka 2018 kula ciyaaray xulka qaranka Niger caasimada Itoobiya ee...
Labada xul gobol ee ku wada jira Group A, Awdal iyo Buuhoodle ayaa maanta gellinka dambe ciyaar adag isku haleeli...
Ururka Fifa ee kubada aduunka ayaa shaqadii ka joojiyay Jerome Valcke oo ahaa xoghaya guud ee ururka
Ururka kubada aduunka ee Fifa oo baryahanba lagu haystay wax is dabamarin siyaasadeed ayaa hadda shaqadii ka joojiyay xoghaya ururka...
Orodyahanka Somaliga ah Maxamed Faarax looguna yeero Mo Faarax una orda dalkaasi Ingiriiska ee uu haysto dhalashadiisa ayaa markale ku...
Laacibka reer Arjentina Diyeego Maradoona ayaa shaaca ka qaaday in naagtiisii hore ka xaday lacag gaaraysa lix milyan oo doolar....
Ciyaaryahan ah kuwa ku dul sabeeya mowjadaha badda (Surfer) ayaa ka badbaadey libaax badeed dili gaaray. Ciyaaryahan ayaan si fiican...
Dalkaasi aad ka u yar ee Gaaboon ayaa martigelin doonta ciyaaraha Afrika ee sanada 2017 halkaas oo ayna ku jirin...
Xulka qaranka ee Jili ayaa ku guuleystay koobka Amerika kadib markii uu gool ku laad 4-1 kaga badiyay xulka Argentina. Ciyaaryahanka Messi...
Gabdhaha kubada cagta ee Maraykanka ayaa u awood sheegtay kuwa Jabaan ciyaartii kama dambeysta ee xalay dhacday iyagoo ku garaacay...
Ciyaaryahanka caanka ah ee Emanuel Adebayor ee u ciyaari jirey kooxda Arsenal ee Ingiriiska haddana u ciyaara kooxda kale ee...
Kooxda Barcelona ayaa xoog sheegatay kooxda Juventus koobka naadiyada Yurub oo ka dhacay Berlin. Waxa firfircooni dheeraada la soo baxay...
Canada--Koobka kubada cagta aduunka ee gabdhaha ayaa maanta galinka dambe ka furmaya Kanada halkaas oo ay ku tartami doonaan 20...