Gabadh uu dhalay Trump ayaa taageertay Ilhaan Cumar oo bisha koowaad ee sanadka 2019 iman doonta aqalka cad ee Maraykanka...
Maxaa cusub
Faahfaahin qarax gaari oo argagixisadu ka fulisay Muqdisho. Qaraxa ayaa ka dhacay kasoo horjeedda Hoteelka Makah Al-Mukaramah. Sida goobjoogeyaal u xaqiijeen...
Itoobiya ayaa in muddo ahba waxa Somalilanbd u joogey wakiil soo maray dawladihii kumeelgaarka ah iyo kuwo aan soo marinba,...
Ciidanka oo lugaynaayay saacado ayagoon wadan gaarida Amisom la siiyay ayaa argagixisada ka xoreeyay deegaanka Dhanaane ee gobolka Sh Shoose...
Madaxweynaha dawlada Somali galbeed ayaa markii ugu horeysay booqasho u kicitimay. Mustafe Cagjar ayaa ka degay Godey halkaas oo aad...
Sheekada Xasan Sheekh waa saaxiibkaa saaxiibkiis waa cadowgeyga. Waxa maanta Xasan Sheekh booqasho ku tagey Kismaayo oo uu in muddo...
Tan iyo Sannadkii 1991-dii Xilligaasi oo ay Burburtay Dawladii dhexe ee Soomaaliya waxaa Somaliya ka Hana qaaday Shirkado Badan oo...
Axmed Madoobe ayaa Kismaayo ku soo dhaweeyay Xasan Sheekh oo hore uu u diidey saraakiisha uu soo magacaabo. Xasan Sheekh...
Xisbiga UCID ayaa wakiilka Muuse Biixi ugu magacaaban Jabuuti ku eedeeyay tuuganimo. Wakiilkan ku magacaaban Jabuuti ayuu sheegay in la...
Muuse Biixi ayaa reer Burco ogeynba inuu imanaayo iyo niyadjab ay ka muujiyeen maamulkiisa. Dadka magaalada oo caadi ay u...
Askari nabadoon ku diley Kismaayo bishii hore ayaa sharciga lala tiigsadey. Askarigan oo lagu magacaabo Cabdirisaaq Cumar Cabdullaahi ayaa si...
Somaliland lama wada laha ee hala wada yeesho. Aqoonyahan C/rashiid Cabdi JaamacAqoonyahan C/rashiid Cabdi Jaamac ayaa daboolka ka qaaday dareenka...
Wefti ka socda jaamacadaha Carabta oo Burco tagey. Xubnahan ka yimi Masar ayaa booqdey jaamacada Burco oo tayadeedu hooseyso, ayagoo...
Raiisal wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa ka hadley dakhliga dawlada ee kordhey oo muujinaysa in shacabka Somaliyed diyaar u yihiin...
Muuse Biixi ayaa u safrey Togdheer iyo safarkiisa oo aan lagu arkin wasiirada beeshiisa ee faraha badan iyo xataa weriyeyaasha...
Madal looga hadlaayay halyey sayid Maxamed Cabdulle Xasan ayaa Jigjiga ka dhacday. Dadka madasha ka hadley ayaa waxa ku jira...
Sidee haweenka Gabiley u xuseen xuska dhlashada rasuulkeena naxariis iyo nabadgelyo korkiisa ha ahaatee CSW oo ku beegan Talaadada soo...
Nin baylooda ayaa ku dul Muslimey diyaarad dusheed dalkaasi Sucuudiga. Bayloodkan oo u dhashay dalkaasi Baraasiil aya shahaadada qaatey xilli...
Madaxweyne Farmaajo ayaa qaabiley safiirka cusub ee Maraykanka u joogi doona Somaliya. Safiir Donald ayaa hore u ahaan jirey safiirka...
Ololaha isxilqaan ayaa xawliya uga socda Muqdisho. Waxa doorkana shaqaaluhu ka qayb qaateen matxafkii qaranka oo marhore la bililiqaystey dhismaha...
Sirdoonka Maraykanka ayaa runta ka sheegay cida amartey dilkii Jamaal Khasowqi. Trump ayaa ilaa hadda diidan inuu eeda saaro saaxiibkii...
Madaxweynaha Somali galbeed Mustafe oo xal u raadinaya isku dhacyada xadka Somalida iyo Oromada. Waxa intii uu jire maamulkii Cabdi...
Qaramada Midoobey ayaa war ka soo saartey saldhiga Imaaraadka ee Berbera. Imaaraadka iyo Sucuudiga ayaa raba inay Somaliya ka dhigtaan...
Hooyo 28 sano kadib dib u heshay gurigeeda. Hooyo salaama ayaa waxay gurigeeda ka qaxdey 28 sano markii dalku burburey...
Jabuuti ayaa dacwad la fuuleysa Eriteriya oo ku duushey dhul Jabuuti leedahay. Inkastoo Jabuuti taageertay cunaqabataynta hubka ee saarneyd oo...
Somali kufsi isku dayay ayaa lagu qabtey Talyaaniga. Somaligaan oo 20 jir ah ayaa ka mid a dadka Talyaanigu u...
Suldaan Cune ayaa kabaha la dulmaray maamulka Muuse Biixi. Suldaanka oo hore uu u xirey Muuse Biixi ayaa sheegay inuu...
Sucuudiga ayaa 5 dil ku xukumaya dilkii Jamaal Khashowqi iyo Turkiga oo ka yaabay sida Sucuudigu wax u wado. Qareenka...
Somaliya ayaa dalbatey in Imaaraadka laga qaado talaabo sharciya kadib markii qaraar uu hogaaminaayo Ingiriisku lagu giijiyay cunaqabataynta hubka iyo...
Argagixisada ayaa sheegay in qaraxii Jimcihii ay u adeegsadeen 47 jir ka soo jeeda gobolla ay maamulaan ee Jubbada Dhexe....