Prof Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa wax laga weydiiyay muranka ka jira golaha barlamaanka Somaliya halkaas oo ayna ka jirin kala...
Maxaa cusub
Jawaari Iyo Muudey ayaa midba ka kale Ku eedeeyay kulankii barlamaanka ee maanta fashilmey Si loo gudbiyo mooshin ka dhan...
Ardey dugsi ayaa Ku sumoobey jalaato ay ka cuneen meel u dhow dugsiga Globe oo Ku yaala bariga magaalada Muqdisho....
Fanaanadii weynayd ee Sahra Axmed Jaamac ayaa la xaqiijey geerideeda. Sahra Axmed ayaa maalmihii u dambeeyay Ku xanuunsanaysay Hargeysa. Sahro...
Xildhibaanada ayaa Ku sugan golaha,shacabka halkaas oo la filayo in mooshin laga gudbiyo Jawaari. Jawaari iyo ku xigeenadiisa ayaa iyaguna...
Cali Sandulle ayaa magac cusub u bixiyay Muuse Biixi. Siyaasigan ka soo jeeda Laascaanood ayaa sheegay in maamulka hadda askar...
Shil gaari ayaa ka dhacay Muqdisho iyo khasaare jira. Gaariga oo ah nooca Xamuulka qaada ayaa dad goobta shilka ka dhacay...
Xildhibaanada Boorama ayaa kabaha la dulmaray maayer eylaaye oo isku magacaabay wado aan dhiskeeda wax ku darsan oo lagu lacago...
Dadka Muqdisho ayaa ka qayliyay tabeelooyin maamulka gobolka Banaadir soo dhejiyeen. Tabeelooyinkan ayaa la surey wadooyin mashquula oo ku yaala...
Faysal Waraabe ayaa leh nin Farmaajo u eg baa Hargeysa jooga. Faysal Waraabe oo lagu yaqaano cayda dadka Somalida Koofurta...
Jawaari ayaa diidey in uu is casilo. Wuxuu sheegay (Jawaari) in berri xarunta Golaha Shacabka ay ku kulmi rabaan xildhibaanada Mooshinka...
Diyaarad laga leeyahay Maraykanka ayaa Ku degtay meel u dhow xad beeneedka,Somalia la wadaagto Kiiniya. Wararka qaar ayaa sheegaya in...
Xildhibaanada taageersan Jawaari ayaa baqdin ka muujiyay soo jeedin la keenayo golaha usbuucan an ku jirno. Laba ka mida xildhibaanada...
Yurub Geenyo iyo Hodan C/raxmaan ayaa Hargeysa lagu soo dhaweeyay. Labadan fanan ayaa gobolka ka maqnaa in muddo ah ahna...
Soo galootigii Yuhuuda joogey ee ka yimi Afrika siiba Eritariya iyo Itoobiya ayaa dib u dejin loogu samaynayaa Yurub iyo...
Xaaska madaxweynihii hore ee dalkaasi Koofur Afrika Wini Mandela ayaa la xaqiijey geerideeda. Madaxweynaha iyo xaaskiisa ayaa la xasuustaa ayagoo...
Dhimashada lix qof oo isku hal qoysa oo ka dhacdey Hiiraan. Wararka ayaa sheegaya in dhimashadu tahay ku dhawaad 10...
Tirada dhimashada shaqaale ku dhintey guri ku soo dumey magaalada Muqdisho. Inta la xaqiijiyey ilaa Saddex ruux ayaa ku geeriyootay Gurigaasi...
Maxaabiis laga soo daayay Iiraan ayaa maanta Boosaaso ka soo degay. Maxaabiistan oo gaarayay 24 Soomaali ah oo ku xirnaa...
Itoobiya ayaa u dhaarisay Cabiya Axmed inuu noqdo Raiisal wasaaraha cusub kadib shirweynaha xisbiga EPRDF oo maanta ka dhacay caasimada Addis...
Danab xoolo badan ku laayay Awdal iyo caruur la joogtay oo ka badbaadey. Qoys ku nool Awdal oo reer baadiye...
Muuse Biixi ma wuxuu u malaynayaa in DP World aqoonsi keento. Waa hadalkii siyaasi xisbiga Wadani ee gobolka Awdal C/kariin...
Madaxweyne Farmaajo ayaa qaramada midoobey u sheegay war ayna jeclaysan kulan uu manta kula qaatey Muqdisho. Qaramada midoobey iyo wadamada...
Dr C/raxmaan Beyle ayaa kor u qaadey dakhliga dawlada soo galay sadexdii bilood ee la soo dhaafay. RW Xasan Cali...
Su'aalo lagu garaacay wasiirka maaliyada maamulka Somaliland oo soo bandhigey miisaaniyad hal dhinac u janjeedha badankeedana laga fulinayo deegaanada beesha...
Magacyada Muuse Biixi u magacaabay agaasimeyaal cusub oo bedeli doona kuwii Siilaanyo oo kursiga sii fadhiyay sadex bilood kadib doorashadii...
RW Xasan Cali Kheyre ayaa kormeer ku tagey goobo ka mida caasimada halkaas oo uu kula kulmey dadka shacabka ee...
Qaybtii 3 filimka Sinji Quursi ayaa maraya meel xasaasiya. Waxa inoo jilaya jilayaal aad ku taqaanaan jilida. Qaybtan ayaa waxa...
Shil khasaare gaystey ayaa ka dhacay Qardho. Inta la xaqiijiyay laba ruux ayaa ku dhimatay,mid kalena dhaawac culus ayaa ka soo...
Muuse Biixi ayaa ka calaacalay dacwada dawlada Somaliya ka gudbisay shirkada DP World. Muuse Biixi ayaa taariikh been la soo hor...