Ciidanka dawlada ee degmada Jalalaqsi ayaa xirey oday dhaqameed argagixiso u gacan galay. Odayada ayaa tuulo argagixisadu maamusho kaga qaybgalay caleemo...
Maxaa cusub
Madaxweyne Farmaajo ayaa sharaxay waxyaabaha uu qabsoomey sadexdii bilood ee u dambeeyay mar uu xalay ka hadlayay munaasabada 15 May. Farmaajo...
Cali Khaliif ayaa sheegay in uu ogyahay siraha shirkii London loona wadahadlayo Koofur iyo Woqooyi. Wuxuu kaloo sheegay in Majeerteen korodhsanayo...
Daawo muuqaal dhamaystiran xafladii 15 May sidey u dhacday. Xafladan oo aad u waynayd ayaa ka dhacdey xarunta SYL ee...
Wasiirka ciyaaraha maamulka Somaliland ayaa ka badbaaday daad socda oo ay isku qaadeen xilli ay ka talaabayeen doox socda oo u...
Somalida ku nool Yaman ayaa farxad is hayn kari la ku soo noqoshada dalkooda kadib markii ay heleen fursad ay ku...
C/raxmaan Saylici oo ka hadlay abaaraha sheegayna in laga soo kabtey. Saylici ayaan inta badan waxba ku soo kordhin deegaanada...
Argagixiso xasuuq gaystey oo lagu guuleystay in gacanta lagu dhigo. Hay’adaha Amniga ayaa gacanta ku dhigay dadkii watay gaari ku...
Madaxweyne ayaa khudbad aad u qotodheer ka jeediyay xuska 15 May oo ah maalinta dhalinyarada SYL oo kaalin weyn ka qaatey...
Woqooyiga Kuuriya ayaa sheegtay war ka nixiyay Maraykanka kadib markii ay tijaabisey gantaal wareer geliyay Maraykanka iyo Koofurta Kuuriya nooca uu...
Axmed Madoobe oo wali u sugan London fiisahana waraaaq lagu soo siiyay ayaa si qosola ugu qarxiyay haweenka London. Caruurtiina...
Wariye Aamina Muuse Weheliye ayaa wax ka qortey sida Yuusuf Garaad u gumeysan jirey xilligii uu madaxda u ahaa ee ay...
Xeer ilaaliyaha qaranka ayaa qarxiyay cashuurta garoonka Muqdisho halka ay marto xilli dawlada cusub ee Farmaajo hogaamiyo ay ku dadaalayso in...
Roob shalay ka da'ay Boorama oo khasaare gaystey iyo masuuliyiin ka hadlay cabasho hore u jirtey oo ku aadanayd in...
Xildhibaan C/qaadir Jaamac oo reer Sanaaga ayaa eex ku eedeeyay taliyaha ciidanka asluubta Somaliland Xudhuun oo reer Awdala iyo waxa eexdani ku...
Wasiir C/llaahi Dheere oo ah wasiirka waxbarashada maamulka Somaliland ayaa sheegay qaab looga qayb qaadan doono abaaraha Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Gudoomiyaha shaqaalaha maamulka Somaliland ayaa shaqaale ka qoranaya gobolka Sool. Wuxuu sheegay sababta uu u doortey gobolka Sool. Shaqaalahan ayaa...
Booliiska degmada Caynabo ayaa rag dil gaystey gacanta ku soo dhigey. Ragaan ayaa dhexda u galay gaadhi Hargeysa ku socdey goob...
Roob lagu nafisay ayaa muddo saacad ku dhow ka da'ay caasimada Awdal ee Boorama Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Masuuliyiin ka seexday wacyigelinta gobolka Awdal oo codsaday in kaadhka la qaato. Waxa ka mida C/rashiid Xasan Mataan oo canaantey...
Sheekha reer Hargeysa ee Siiro ayaa ka hadlay hooyo gurigeeda laga saarayo kadib markii la ogaaday in ninkeediina dhintey isla markaana...
Taalada SYL ee Muqdisho oo dayactir lagu sameeyay. Munaasabada maalinta dhalinyarada Soomaaliyeed oo ah markii la aas aasay Ururkii Dhalinyarada...
Wariye caan ahaa oo ku soo jirey saxaafada muddo 30 sano ah oo ku geeriyooday Nayroobi. Allaha u naxariistee M...
Dirawalkii Gaafow ayaa toos u qirtey dil uu gaystey kana hadlay sida dilku u dhacay iyo cafis guud oo uu dalbadey...
Muddo na siiya aan ku fulino balan qaadkaan samaynay. Madaxweynaha Somaliya ayaa waraysi ku sheegay in dawladiisu dadka u shaqayso...
Yuusuf Garaad ayaa been ka sheegay taageeradii uu helay Farmaajo markii la doortey. Yuusuf gaarad ayaa sheegay in Farmaajo taageero ka...
Cudurka Ibola ayaa markale ka dilaacay Afrikada galbeed ayadoo lo haystey in cudurkaas si fiican looga hortagey halkaana lagu joojiay. Cudurkan...
Maxkamad ku socota mid ka mida haweenka qoyska reer boqor ee Imaaraadka. Haweenay ay qabaan mid ka mida boqorada qoyska...
Isbitaal Al-Xayaad Boorama ayaa adeegyo bilaasha soo bandhigey iyo adeegyo uu fulinayo. Isbitaalka ayaa lambar ka ah dhinaca adeegyada ay u...
Gaafow muxuu ka yiri dil dirawalkiisu u gaystey nin Somaliland ka soo jeeday. Ehelada ninka la diley ayaa dalbadey in...