Xisbiga Wadani qaybtooda Awdal oo raba in Siilaanyo kursiga loo kordhiyo mase la qabaa madaxa xisbigu ee C/raxmaan Ciro.
Maxaa cusub
Waxa goordhaweyd lagu kala baxay doorashada gudoomiye ku xigeenka koowaad ee barlamaanka, waxana soo baxay Mahad Cabdalle Cawad oo hore...
Bangiga dhexe ee magaalada Hargeysa ayaa qarka u saran in uu xidhmo sida lagu soo waramayo xaalada uu ku jiro....
Doorashada Guddoonka Baarlamaanka ayaa lagu wadaa in maanta lagu soo gabagabeeyo magaalada Muqdisho iyadoo la dooranayo labada guddoomiye ku xigeen...
Way jiraan wararka sheegaya in Imaaraadku saldhig ka rabo Berbera uu kaga duulo Yaman: Somaliland. Wuxuu dhinaca sheegay walaaca ay...
Booliiska Awdal ma isbaaro ayay dhiganayaan xilli lagu arkey iyagoo wadooyinka u soo baxay Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Wasiirada maaliyada maamulka Somaliland oo dakhliga ugu badan ka hesha Awdal oo gobolka soo gaadhey. Booqashadan ayaa ah mid siyaasadeed...
Hogaamiyaha Jubba Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa si deg deg ah ugu Hambalyeey gudoomiyaha baarlamaanka Faderaalka ee Soomaaliya Prof...
Xildhibaan Ibraahim Isaaq Yaroow oo ka mid ah Mudanayaasha Baarlamaanka ee ka soo jeeda Deegaanada K/Glabeed ayaa dhaliilay Xildhibaanada Baarlamaanka...
Saylici oo qaba in dhaawaca misigta uu wax u dhibey shaqada uu qabto!!!!
Waxa mardhow la soo gabagabeeyay tirinta doorashada gudoomiyaha barlamaanka oo uu ku guulaystey Jawaari oo jagadan ku helay kursiga beesha...
Dhacdadii ka dhacday Jabuuti ee wiil waalan dil u gaystey waalidkii oo warbixin laga diyaariyay
Dhamaan waxan salaamayaa Ummada Muslimiinta ah ,Dadyawga Soomaaliyeed ee ku kala Sugan daafaha Dunida ,Qaranka Somaliland iyo ugu dambayn waxan...
Doorashada gudoonka barlamaanka Somaliya ayaa hadda ka bilaabatey Muqdisho iyadoo musharixiinta ay sugayaan sida xildhibaanadu u doortaa. Barlamaanka cusub ayaa...
Abwaaniinta Hargeysa oo aamusnaa abaartii Awdal ka dhacday oo hadda hadlay
Qiso xanuun badan: Anigoo aroosa ayay xabadi ugu dhacday kadibna.... Maxamed Yuusuf ARAABINEWS
Xildhibaanada maamulka Galmudug ayaa xilkii ka qaaday madaxweynaha maamulkaas C/kariin Guuleed iyagoo ku eedaynaya inuu ku fashilmey hogaanka ayna jirina...
Maanta Gelinki Dambe Waxaa Magaalada Dhuusamareeb lagu doortay 65 Xildhibaan oo ka mid ah Baarlamaanka Maamulka Gobolada Dhexe ee Ahlusunna....
Jilaayada Sooraan iyo Jawaan ayaa filim aad u xiise leh soo saaray kaas oo ah kii u dambeeyay. Maxamed Yuusuf...
Amisom ayaa maanta raashin ugu deeqday dadka barakacayaasha ah ee kusoo qaxay magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Bay. Qeybta Sedexaad...
Isku duwaha caafimaadka gobolka Awdal ayaa isna argagtidiisa ku biirey xaalada hore loo ogaa ee maamulka Siilaanyo ku fashilmey in...
Iyadoo maamul xumadan laga filayay maamulka Siilaanyo ayaa abaaruhu markale ku soo noqdeen goobihii shalay RABI u gargaaray. Maxamed...
Hay'ada sirdoonka Somaliya ee loo soo gaabiyo NISA ayaa madnuucaysa wariyeyaal toos ugu shaqeeya argagixisada shabaab iskana dhiga in ay...
Xildhibaan Xayte oo tahriib soo liqay oo is waydiiyay in wasiirada reer Awdal yihiin kuwo shaqada looga quustey.
Beesha Akishe oo sheegtay in kursigoodii ay ku lahaayeen barlamaanka sare ay beesha ISAAQ ku darsatey kuraastooda oo ayna jirin...