Maxaa cusub
Trump ayaa beentii u horaysay u sheegay dadkii uu ku duufsaday in uu dahabkii Maraykanka dib u soo celin doono...
Gudoomiyaha Garabka Toosinta Xisbiga WADDANI Mudane Axmed Muumin Seed, ayaa soo saaray Warmurtiyeed.,oo nuqul ka mid ahi uu soo gaadhay...
Bulshada dhibta abaartu haysato iyo weliba dadka kale arrimaha maaliyadda falanqeeya ayaa su’aalo badan ka keenay hab-dhaqanka guddida abaaraha, waxana...
Qayb ka mida dayaxgacmeed ayaa ku soo dhacay dalkaasi Burma ee hadda loo yaqaan Myanmar. Qaybtan oo loo malaynayo in...
Doorashooyinka Aqalka hoose ee ka socda magaalada Baydhabo ayaa maanta lagu doortay 7 xildhibaan oo cusub. Doorashadii maanta ugu adkeyd...
Waxa welli socda dagaalka federaalka ee u dhexeeya Puntland iyo Galmudug kaas oo ay barakaceen dad masaakiina oo lagu dul...
Banaanbaxyo lagu diidan yahay Trump ayaa ka dhacay dhamaan gobolada Maraykanka. Banaanbaxyada ayaa ku dhawaaqayay cunsuri Trump iima aha madaxweyne,...
Haweeneyda Soomaalida ee Ilhaam Cumar ayaa ku guuleystay kursiga golaha wakiilada ee Minnesota. Ilhaan Cumar oo ah Somali-Mareykan muslim ah...