Maxaa cusub
Beesha Isaaq ee Habar Yoonis oo iyagu iska leh xisbiga Wadani ayaa shir ay ku yeesheen Hargeysa go'aan ku gaaray...
Kuwa ka imanaya Hargeysa ee u imanaya odayada reer Awdal ee leh dhulka reer Awdal halagu wareejiyo Hargeysa laba mid...
Arin argagax leh ayaa saaka lagu arkey wado hormarta guriga madaxweyne ku xigeenka Somaliland C/raxmaan Saylici oo ku taal xaafada...
Ciyaaraha Olimbikada ee ka socon doona dalkaasi Brasil ayaa xalay loo furey si qayra caadiya iyadoo ay ku baxday kumanaan...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh oo ku fashilmey in uu doorashada qabto xilligii loogu talogalay ayaa raba in uu mudada kordhisto...
Waxa xalay garoonka Gaalkacayo qaybta Puntland loo ogolyahay in ay maamusho ka degay ciidamo aad u tababaran oo Maraykanku Somalida...
Fanaanada Somaliyeed ee Qamar C/llaahi Harawo oo wali ku xiran xabsi ku yaala Turkiga ayaa fariin uga mahadcelisay dad si...
Suuqyare lagu iibiyo maciishadaha kala duwan kuna taal xaafad ka tirsan caasimada Faransiiska ee Baariis ayaa lagu amrey arin yaable...
Xubno wasiiro oo ka tirsan maamulka Khaatumo State oo la sheegay in ay isku dhiibeen maamulka Somaliland ayaa wararku sheegayaan...
Madaxweynaha Somalia Xassan Sheekh Maxamuud ayaa goordhow u ambabaxay magaalada Addis Ababa ee xarunta dalka Itoobiya. Madaxweynaha ayaa waxaa safarkaasi...
Diyaarad ay leedahay shirkada boostada ee DHL ayaa ka baxday khadka degista diyaaradaha magaalada Bergamo Orio Alserio ee dalkaasi Talyaaniga....
Waxa xalay fiidkii magaalada London ee cariga Ingiriiska midi la dhex qaaday dad wadada ka gudbiyay nin hadda la ogaaday...
Afganistaan waa dal burburey rubuc qarni kahor mana jiraan nidaam iyo kala dambeyn markii dalka ay soo galeen kooxihii dalka...