Maxaa cusub
Kooxda Manchester United ee Ingiriiska ka dhisan ayaa hadda ku dhawaaqdey in ay eriday tababarihii kooxdaas oo u dhashay Holland....
Waxa mardhow uu qarax ka dhacay xaafada Hodan ee magaalada Muqdisho qaasatan isgoyska Kaasabalbalaare halkaas oo argagixcisada ay miino dhulka...
Labada maamul goboleed ee Puntland iyo Jubba dhinacna is xigsada siyaasad ahaan inkastoo marar kala jabaan ayaa soo dhaweeyay go'aankii...
Calooshood u shaqaystayaasha Daacish oo kolba si cusub u xasuuqa muslimiinta waxaan idiin soo qaadney qaar ka mida sawiro nin...
Go'aankii Xasan Sheekh qaatey shalay ee uu ku sheegay in heshiiskii u dhexeeyay isaga iyo qaar ka tirsan maamul jufeedyada...
Maamulka Siilaanyo ayaa durba sii daayay madax dhaqameed faldambi ah ka gaystey Lughaya oo bishan la xukumay..Waxayna sii daynta ku...
Ooti Biixi oo ka mid ahaa SNM ayaa sheegay in 18 May tahay maalintii Isaaq guulaystey ee ayna ahayn maalin...
Maamulka Hubba ee uu hogaamiuyo Axmed Madoobe ayaa digniin ka soo saaray in wax laga bedalo hanaankii doorasho ee madaxda...
Madaxweynaha Somaliya oo saxaafada la hadlay ayaa qaatey go'aan iskii ah isagoo ka korbooday barlamaanka sheegayna in heshiiskii u dhexeeyay...
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Somalia Shariif Xassan Sheekh Aadan ayaa weeraray Puntland xilli wali lagu guydajiro in la xaliyo...
Ciidanka Militariga Jabuuti ee qaybta ka ah Amisom ayaa hawl loo baahnaa gacan weyn ka gaystey iyago isticmaalaya gaadiidka qaada...
Diyaaradii Masaarida ee ku dhacday badda ayaa markii ugu horeysay laga helay sawiro kuwaas oo muujinaya waxa goobtaas ka dhacay....
Degmada Widhwidh ee gobolka Sool ayaa waxa saaka ka dhacday cadaalad deg dega kadib markii nin lagu dilay halkaasi. Waxyar...
Golaha doorashada Itoobiya ayaa faafiyey in liisankii doorashada lagala noqday 14 xisbi oo ka soo bixi waayey shuruudihii iyo xeerka...
Warsaxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Midowga Yurub u qaabilsan arimaha Soomaaliya ayaa wax lagu xumaado ku tilmaamay is mari-waaga ka...
Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta iyo ku xigeenkiisa Wilium Ruto, ayaa maalmahan waxa ay socdaal ku marayeen magaalooyin ku yaala...