Xisbiga Jamhuuriga ee dalkaasi Maraykanka ayaa ka qayliyay musharaxa hogaaminaya tartarka musharaxa xisbiga oo hadda ah cunsuriga Donald Trump. Madaxda...
Maxaa cusub
Diyaarad laga leeyahay Imaaraadka ayaa ku tartamaysa khadka ugu dheer ee diyaaradi u socoto inta ay ka duusho wadankeeda ilaa...
Maxkamad ku taal dalka Ingiriiska magaalada London ayaa ka cadhaysiisay madaxweynaha Jabuuti kadib markii la laalay dacwad ka dhana ganacsade...
Kadib dilkii loo gaystey taliyihii booliiska ayaa waxa jirta cabsi ah in arintu sii balaadhato oo qabiilkii uu ka dhashay...
Dhulgariir lagu qiyaasay xoogiisa 7.8 ayaa ku dhuftey dalkaasi Indooniisiya oo inta badan ay haleelaan dhulgariiro ka yimaada badda oo...
Maamulka Puntland ayaa soo bandhigey doon lagu sheegay in ay si sharci daro ah uga kaluumaysanaysay badda Somaliyeed inkastoo doonyaha...
Caawimo raashin oo ka timi Jabuuti loona soo wakiishey badhasaabka Salal ayaa la gaarsiiyay dad aad u liita oo ku...
Salaadiinta reer Awdal ayaa sheegay cadadka ay ku qancayaan golaha wakiilada kaas oo ah boqolkiiba 40. Go'aankaas ayaa waxa taageeray...
Xildhibaan Rayte ayaa ka hadlay wixii ay u yimaadeen gobolka Awdal iyadoo golaha wakiilada ay soo gabagabeeyeen shir ay la...
Shir u furmay shalay golaha wakiilada maamulka Somaliland iyo madax dhaqameedka qaar ka tirsan gobolka Awdal ayaa dhamaaday waxase dad...
Waraysi kulul oo uu ku dhawaaday gudoomiyaha gobolka Banaadir inuu ka kaco kursiga ayaa suaalaha waxa ka mida in uu...
Xasan Sheekh ayaa waraysi kaga hadlay gabdhaha la gaynayo Sucuudiga, wuxuuna sheegay in si khalad ah loo fahmay oo ay...
Waxaa sii kordaya tirada dadkii ku geeriyooday qaraxyaddii shalay ka dhacay magaalada Baydhaba ee xarunta gobolka Bay. Tirada dhimashada ayaa...
Badhasaab ku xigeenka gobolka Saaxil ayaa ka waramay sida uu u dhacay dilka taliyaha ciidanka gobolka C/risaaq Yuusuf Casayr oo...
Taliyihii ciidanka qaybta gobolka Saaxil gaashaanle sare C/risaaq Yuusuf Casayr ayaa lagu dilay tuulo u dhow Berbera waxana sidaas xaqiijiyay booliiska...
Marwo Khadra Cismaan Ducaale ayaa saxaafada la hadashay sheegtayna in ay ka sharaxan tahay gobolka Awdal una sharaxan tahay golaha...
Gudoomiyaha Wadani C/raxmaan Ciro ayaa sheegay in lixda goobood ee u xiran siyaasada ee gobolka Awdal ay u taalo Siilaanyo...
Dhaqamo qosola oo lamaaneyaasha is guursanaya laga rabo inta aan la aqbalin guurkooda: maxaa ka mida
Lamaanaha is guursanaya Somali ahaan waxa dhacda in marka labada lamaane ku heshiiyaan guurka inta hadhay in loo dhaafo qoyska...
Nin Ciraaqi ah oo gaadhi uu watey la ganaaxay 130 doolar dalkaasi Australiya ayaa diidmada ganaaxaasi ku bixiyay 50,000 oo...
Madaxweynaha Somaliya ayaa shir deg dega kadib laga soo saaray dagaaal ay ku iclaamiyeen dhiigmiiratada shabaab oo usbuucan laxaad tirey...
Dadweynaha xaafada Shaylaha ama Gaandhi ee Hargeysa ayaa qaylo dheer ka soo saarey bir Somtel ka taagtey xaafada dhexdeeda oo...
Goobo ka tirsan meelo ay abaaruhu ku dhufteen oo ka tirsan Boorama iyo Saylac ayaa la gaarsiiyay deeq raashina oo aad loola...
Kadib xasuuqii magaalada Muqdisho ka dhacay ee ay gaysteen cadowga kaliya ee Somalidu leedahay ee daacish/alqacida/shabaab/boko xaraam iyo talibaan oo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu digreeto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/M/XILQ/249/1-3881/022016 uu magacaabid, isku-bedel, iyo Xilka...
Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan ayaa ka hadlay xasuuqii argagixisadu ka gaysatey Baydhabo halkaas oo ay ku dileen in ka...
Warar dheeraad ah iyo Sawiro cusub ayaa laga helayaa qaraxyadii shalay galab ruxay magaalada Baydhabo ee xaruunta gobalka baay waxaana...
Xoghayaha xisbiga Siilaanyo oo waraysi bixiyay ayaa sheegay in lagu guulaystey in la soo xerogeliyo qaar ka tirsan garabkii kale...
Siyaasi Mustafe Miicaad Allaale oo ka tirsanaa kacdoonkii reer Adal ee uu hogaanka u ahaa Suldaan Wabar ayaa bixiyay waraysi...
AYROTV oo ah telefishan madax banaan ayaa maanta qaadaadhigey waxa afka qalaad loogu yeero ''British Somaliland'' ama dhulka Somaliyeed ee...
Xildhibaano ka tirsan barlamaanka kana soo jeeda beesha Hawiye ayaa taageeray in amniga Muqdisho lagala xisaabtamo maamulka gobolka Banaadir oo...