Suldaan Abshir oo ka mida suldaanada gobolada Awdal oo ka hadlayay Sabawanaag (Lughaya) ayaa sheegay in dagaalku noocyo badan yahay...
Maxaa cusub
Waxa meel u dhow Hargeysa ku nool lamaane leh 15 caruura oo door kasta Rabi ku manaysto mataane. Waxa baryahanba...
Dadka deegaanka ee Sabawanaag ee hoostagta Lughaya ayaa si faahfaahsan uga waramay sidey wax u dhaceen sheegasyna in ay aargoosan...
Cuqaasha gobolka Awdal gaar ahaan Lughaya ayaa sheegay in la hayo ragii weerarka gaystey ayna ku xiran yihiin isla Gardadar...
Booliiska Somaliland ayaa soo bandhigey qoryo ay sheegeen in ay lahaayeen eag weerar ka gaystey Sabawanaag oo ka tirsan gobolka...
Shaqaalihii ka badbaadey weerarkii Sabawanaag (AWDAL) ayaa markii u horeeyay ka hadlay sida loo xasuuqi gaaray iyagoo sheegay in ay...
Caaqilka Siilaanyo ayaa amaaney madaxweynihii u dambeeyay ee dalkan madaxweyne Maxamed Siyaad Barre wuxuuna ku tilmaamay in uu ahaa nin Wadani...
Yuusuf Garaad oo ka mida xubin lataliya Xasan Sheekh ayaa markii uGu horeysay ka hadlay sida loo adkeyay amaanka garoonka...
Madaxweynaha Somaliya oo soo dhaweynayay dhalinta kubada cagta ee 11 jirka ayaa xaflada soo dhaweynta u balanqaaday in Somaliya aad...
Banaanbax balaadhan ayaa dadka degan xaafada London ee Burco ka dhigeen been loogu sheegay in wado loo dhisayo. Mudaharaadkan ay...
Faahfaahin sida loo diley argagixiso weyn oo ka tirsan argagixisada shabaab iyo warka oo ayna beenin
War kasoo baxay taliska ciidamada Kiiniya ayaa waxaa lagu sheegay in diyaaradooda dagaalka ay duqeyn ku dileen maanta sargaalka argagixisada...
Qaraxii ay fuliyeen dhiigmiiratada shabaab ee ka dhex dhacay Diyaarada Daallo ayaa waxa uu saameyn xoogan ku yeeshay Dumarka Soomaalida...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa madaarka Muqdisho kaga hortagey ciyaartowda xulka qaranka 11 sano jirada ee Soomaaliya oo dalka Qatar...
Shirkado ka qaybqaatey ku tabarucida abaaraha ayaa la shaaciyay iyo waliba cadadka lacageed ee ay ku deeqeen. Shirkada Dahabshiil iyo...
Gudoomiyaha xisbiga Wadani C/raxmaan Ciro oo saxaafada la hadlay isagoo Boorama jooga ayaa sheegay in xisbigiisu ku faraxsan yahay sida...
Dhallinyaro Soomaali ah oo ku nool boqortooyada Ingiriiska ayaa xukunno kala duwan lagu xukumay kaddib markii lagu helay inay ka ganacsan...
Golaha falaqaynta 91 oo ah madal lagu falanqeeyo arimaha siyaasada iyo kuwa bulshada ayaa waraysi kulul ku waraystey Cabdi Maxamuud...
Qarax aad u xoogan oo lagu dilay 28 qof ayaa ka dhacay caasimada dalkaasi Turkiga ee Ankara. Weerarada noocana ayaa...
Gudiga doorashada Somaliland ayaa ka hadlay weerar lagu qaaday xarun diiwaangelin oo ka tirsan Lughaya oo ay soo weerareen maleeshiyo...
Gudoomiyaha barlamaanka Somaliya ayaa raadinaya wasiirka arimaha dibedda Somaliya Dr C/salaam Hadliye oo sida la sheegayo loo yeeray lanasoo warinayo...
War ka soo baxay wasaarada arimaha gudaha ayaa lagu sheegay in jagadii laga qaaday taliyaha socdaalka maamulka Hargetysa oo ku...
Abwaanka weyn ee Somaliyeed Maxamuud Cabdullaahi Sangub ayaa afka urtey diideyna in uu aamuso mar uu ka yaabay sida Somalidu...
Inta la ogyahay hal askari ayaa lagu dhaawacay sanaaduuq waa laga qaatey goob diiwaangelin oo kla tirsan Lughaya. Waraysi lala...
Diiwaangelinta gobolada Awdal ayaa fashil ku socda waxana durba lagu gacan sayrey tirada soo bixi doonta iyadoo kooxda doorashadu ay...
Wafti uu hogaaminayey wasiirka wasaarada Deegaanka,Duurjoogta iyo Dalxiiska Puntland Cali Cabdullaahi Warsame ayna kamidyihiin wasiir kuxigeenka wasaarada Dekedaha iyo Gaadiidka...
Wasiirka Wasaarada amniga gudaha ee Dowlada Federaalka Soomaaliya C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in Saraakiisha amaanka ee Dowlada la weydiinayo...
Salaad Cali Jeelle oo ka mid ah Siyaasiyiinta Soomaaliyeed horayna xilal kala duwan ugu soo qabtay Dowladihii KMG ee Dalka...
Magaalada Hargeysa ayaa saaka waxa ka dhacay mudaharaad baaxle oo sababaya khasaare kala duwan,kaas oo ka dhashay qorshe ay dowlada...
Xildhibaan C/qaadir oo rer Sanaaga ayaa codsaday in deeqaha abaaraha si siman loogu gurmasdo iyadoo ay soo baxayaan in deeganada...
Hordhig Derbi-jiif sida laga soo dheegan karo magaca waa qof derbiyada u hoyda amaba aan hoy laheyn, meel kasta oo...