Wasiir Cadami ayaa beeniyay in beeshiisa Warsangeli oo intooda badani ku jiraan maamulka Puntland ay shir ku qabsanayaan magaalada Badhan....
Maxaa cusub
Wasiirka arimaha dibeda maamulka Somaliland ayaa rajo fiican ka muujiyay in wadahadalka Xasan Sheekh dib ugu bilaabo iyadoo kii hore...
Iyadoo shalay ay dawlada Somaliya soo saartey warkii laga wada naxay ee argagixisada shabaab ku rabtey in ay ku khaarajiso...
Kuuriyada Woqooyi ayaa ridey gantaal ka nixiyay Maraykanka, Jabaan iyo Kuuriyada Koofureed. Gantaalkan oo ridadiisu ka dheertahay kuwii hore ayaa...
Ruwaayad aad u qosol badan oo ay jilayaan Somalida Kiiniya kana hadlaysa gabadh iyo hooyadeed oo dhaqtar isku raacay ayna...
War laga naxo ayaa laga soo saaray diyaaradii Daalo ee qaraxu qabsaday usbuucii hore iyadoo mid kamida rakaabkii saarnaa uu...
Suldaan Cune ayaa u kala tiriyay Suldaanka Siilaanyo Buurmadow kuna sheegay nin aan la aqoon aabihii oo basaas weyn u...
Gudoomiyaha gobolka Awdal Ramaax ayaa kabaha la dulmaray shirkadaha korontada magaalada Boorama oo diidey in ay halwado nal ku shidaan....
Gudoomiyaha gobolka Awdal Ramaax ayaa lagu amaaney wado casriya oo gaaraysa garoonka Biroole ee Boorama oo hadda loo bixiyay Xaaji...
Xoghayaha xisbiga UCID ee gobolka Saaxil marwo Rooda Axmed Yaasiin ayaa afka goosatey odayo beesheeda ah oo hanjabaad Berbera uga...
Suldaan Saleebaan oo ay gudoomiyaha xisdbiga Wadani isku jifo yihiin oo sheegay in aanu jeclayn C/raxmaan Ciro oo isla markaa...
Wararkii u dambeeyasy ee ka imanaya Marka aya sheegaya in ciidamada dawlada oo hadda heshiisa ay dib u galeen Marka...
Nasro Daahir Abuukar waxay ka mid aheyd dadkii kusugnaa meesha weerarka xilliga uu dhacayey. Waxay sheegtay inay wada fadhiyeen Maqaaxida...
Dagaal xoogan oo ka socda Marka oo shalay loo faaruqiyay argagixisada shabaab iyo suaalaha ku xeeran
Wararka naga soo gaaraya magaalada Marka ee shabeelaha hoose ayaa sheegaya in dagaal xoogan halkaasi ka socdo iyadoo wararka qaar...
Wararka ka imanaya dalkaasi Taywaan ayaa sheegaya in dfhulgariir aad u xoogan uu ku dhiftey koofurta dalklaasi halkaasi oo uu...
Gudoomiyihii hore ee shabeelaha hoose C/qaadir Siidi ayaa ka naxay ka bixitaankii ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom ka baxeen magaalada...
Maalin Maalmaha ka mid ah ayaa Nin Maskiin ah wuxuu Hadiyad ahaan ugu keenay Nabiga CSW, Xirmo Canab ah, markaas...
Waa waeraysi lala yeeshay nin argagixisada shabaab u qaabilsanaa dilalka wariyeyaasha oo sanadkii hore la soo qabtey oo hadda bixinaya...
Odayaasha Saylac ee Samaroon ayaa jawaab deg dega siiyay odayaal Isaaqa oo BERBERA ka hadlay isla markaana hanjabaad u gudbiyay...
Sheekh Aadan Siiro ayaa si xun u tabey madaxweynihii u dambeeyay Jamhuuriyada Allaa yarxamu Siyaad Barre wuxuuna sheekhu sheegay in...
Shalay ayay ahayd markii odayaal Isaaqa oo taageersan Faysal Magafe oo ah maamulaha kastanka Saylac dhibaato xooglana ku haya dadka...
Hogaamiyaha Jubba Axmed Madoobe ayaa ka cawdey magaca loogu yeero ee maamulka kumelgaarka ah e Jubba wuxuuna sheegay haddii sidaa...
Qarax lagu soo xiray gaari nooca raaxada ah ayaa waxa uu ka dhacay Degmada wadajir ee Gobolka Banaadir. Gaarigaan la...
War hadda na soo gaaraya ayaa sheegaya in calanka madow ee argagixisada shabaab la baxday uu ka taagan yahay Marka....
Suldaanka Siilaanyo Boqor burmadow ayaa Cali Warancade afka goostey kadib markii uu wax ka sheegasy baasaboor Somaliga waxa dhinaca kale...
Somali bilaa sharci ah ayaa banaanbax ka dhigey dalkaasi Jarmalka oo ay ku dalbanayaan in hoos loo eego iyaga lagana...
C/qaadir Daahir Muuse waxa uu muddo Tobaneeyo sanno ah ku noolaa dalka Kamboodhiya, isagoo ku nool Lacag Yar oo ay...
Taliyaha Ciidamada Hay’ada Nabadsugida & Sirdoonka Qaranka Soomaaliya C/raxmaan Maxamed Tuuryare ayaa waxaa uu sheegay in ay dhawaan gacanta ku...
Farshaxanka caanka ah ee fikirkiisa ku muujiya gacantiisa ayaa sawir aad loogu qosley ka diyaariyay waxa dhici kara hadii la...
Diyaaradii shirkada Daallo soo kireysatey ee kor ku qaraxdey hal qofna ka soo dhacay ayaa loo saarey khuburo caalami ah...