Qaar ka mida maamul goboleedyada dalka ayaa tagey Kismaayo halkaas oo beri la filayo in uu ka furmo shir hore...
Maxaa cusub
Garabkii xisbiga Siilaanyo ee Kulmiye oo la sheegayo in lagu kala tagey ayaa fariin u direy Siilaanyo. Farintaas waxa gudbiyay...
Shir beeleed u dhexeeyay beelaha Dhulbahante qaarkood iyo beelaha Isaaq ee ay wada degaan gobolka Togdheer ayaa lagu soo xirey...
Golaha abwaanada Somaliyeed ayaa ku baaqay in cid gaara laga ilaaliyo golihii murtida iyo madadaalada ee magaalada Muqdisho. Abwaan Sangub...
Ehelada gabadh lagu magacaabo Ruqiya Siciid Ayaanle oo si xun loo diley oo dalbaday in xukunka loo fuliyo sidii maxkamadu...
Faysal Magafe waxa kastamka Saylac dhigtey Siilaanyo wuxuuse kaga qaylisiiyay dadka deegaanka isagoo xataa cashuura dadka buka, cashuurtaas oo dadka...
Dhaqtar Ruusha oo nafta kaga qaaday bukaan socod u yimi kadib markii loo sheegay in uu kalkaaliso si xun ula...
Kooxda Maraykanka ka dhisan ee Bob Band oo hore ugu tuntey Maryan Mursal ayaa doorkan si ugu tuntey fanaanka da'da...
Ganacsato daraad ka cabatay lacag uu korodhsadey maareeyaha dekeda Berbera ayaa wax laga waydiiyay Saleebaan Gaal wuxuuna ku jawaabay in...
Madaxweynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Siilaanyo waxa uu ugu horayn salaan sharaf ka qaatay cutubyo ka tirsan Ciidanka Qaranka Somaliland,...
Wasiirka arimaha dibeda maamulka Siilaanyo ayaa Hargeysa ku soo laabtey waxna laga waydiiyay safarkii uu u tagey Ingiriiska isagoo sheegay...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa xalay xarunta madaxtooyada maamulka Puntland ee magaalada Boosaaso kaga qaygalay Xaflad lagu xusayey sanadguuradii labaad ee...
Wadanka Sucuudiga ayaa la waal waalanaya in uu taageero ka helo dowladaha islaamku inay xalaaleeyaan dilkii 37 qof ee lagu...
Qurbajooga ayaa booqatay fanaanadii qaranka Binti Cumar Gacal waxayse ku oydey sidey dawladii Siyaad Barre ugu darsatay iyo mooryaanta iyo...
Dawlada Somaliya ayaa arin farxo ka samaysay Muqdisho markii ugu horeysay. Dawlada ayaa iska taagdaran inkastoo ay awoodo in ay...
Xildhibaano ka tirsan golaha deeganka Hargeysa ayaa ka didey masuul hawlkara oo shaqadii laga eryay. Masuulkan ayay sheegeen in uu...
Madaxwaynaha Somaliya Xasan Sheekh kan maamulka Puntland Dr. Cabdiwali Maxamed Gaas, safiirada Dalalka Talyaaniga iyo Shiinaha ayaa siwada jira xariga...
Madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo ayaa digreeto ku saxiixey miisaaniyada 2016 oo mar la soo mariyay golaha wasiirada hadana muran ka...
Kadib fadeexad weyn oo ka dhacday dalkaasi Jarmalka halkaas oo sida la sheegayo ay faraxumeyn u gaysteen rag lagu tilmaamay...
Waxaa goor dhawayd bilaamay xaflada lagu maamuusayo furitaanka Garoonka diyaardaha Boosaaso waxaana ka qaybgalaya Madaxda Sare ee dawladda Federaalka ah...
Casharkeena diiniga waxa Jimcahan ku saabsan yahay fadliga Quraankeena iyo mucjisooyinka ka buuxa waxana inoo kala dhigaya fadiilatul Sh C/rashiid...
Siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa waraysigii lala yeeshay ku sheegay in xisbigiisu ka soo horjeedo 4.5 hadana ay rajaynayaan in...
Dawlada Sucuudiga ayaa beeniyay war ka soo baxay dawlada Iiraan oo lagu sheegay in diyaaradaha Sucuudiga ee dagaalka kula Jira...
Maayerka Saylac ayaa ka hadlay xilwareejin loo sameeyay badhasaabka cusub iyo kii hore waxana lagu dheeraaday nabadgalyada iyadoo magaalada ay...
Musharax Maxamed Cali oo baryahan soo dhaweyntiisa aad loo qabanqaabinayay lana filayay in gobolka Awdal si aada loogu soo dhaweeyo...
Iyadoo la fulinayo go’aanka ka soo baxay Golaha Wasiirada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya manta, wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Dhiirigelinta Maalgashiga waxa ay...
Axmed Muumin Seed oo shalay afhayeenka Siilaanyo dhulka la simey ayaa u jawaabey sheegayna in afhayeenkiisi yahay kii ugu liitey...
Madaxweyneyaasha Maamulada Jubbaland iyo Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed iyo Axmed Maxamed Islaam Axmed Madoobe oo maanta Shir Jiraa’id ku qabtay...
Maareeyaha dekeda Berbera ayaa soo rogtey cashuur cusub oo dhabarka ka jabineysa ganacsatada wax kala soo degta BERBERA iyagoo sheegay...
Nayjeeriya oo ah wadamada ugu musuqmaasuqa badan aduunka ayaa soo dirty ciidamo bedela kuwii hore u joogey. Saraakiil cusub oo...