Madaxweynaha Somaliya ayaa markii ugu horeysay qirtey halka uu ka liito xukunkiisu laakiin uu sheegay in uu awood u la'yahay...
Maxaa cusub
Foolxumo ku habsatay argagixiso sanado ku dagaalamaysay magaalada bartamaha Siiriya ku taal ee Xama oo is dhiibey kadibna basas lagu...
Dadka raba in Ingiriiska laga madnuuco cunsuriga jaahilka ah ee u sharaxan xisbiga jamhuuriyada ee dalkaasi Maraykanka ayaa tiradoodu garaysaa...
Wasiirka amniga maamulka Somaliland ayaa wax laga waydiiyay ku tumashada xuquuqda dadka iyo cadaalad darada baahsan wuxuuna difaacay eedo uga...
Maayerka degmada Baki ayaa codsiyo badan direy sheegayna in ay yartahay waxa uu qaban karo kaliya ay bixiyaan talo. Ma...
Markab ka mida kuwa xaalufiya badeena ayaa gacanta lagu dhigey. Markabkan oo laga leeyahay magagaskar ayaa soo dhaafay badaha oo...
Raiisal wasaaraha Somaliya Cumar C/rashiid ayaa xariga ka jaray wasaarada macdanta iyo batroolka oo dhismaheeda laga saaray dadkii deganaa in...
Kulan looga hadlayo ka hortaga kufsiga ayaay wasaarada haweenka soo diyaarisay kaas oo ay hadal ka jeedisay wasiirada haweenka Dr...
Fanaanada Somaliyeed ee Caasho Cabdoo Malayka oo waraysi xiise leh bixisey ayaa ka warantey sidey Af-Somaliga ku baratey kadib markii...
Korontada Somaliya ayaa guud ahaan lagu tilmaamay tan ugu qaalisan aduunka iyadoo dadka si toosa loo dhaco. Warshadaha ku shaqeeya...
Ciidanka Ciraaq oo ku dhow inay argagixisada Daacish ka sifeeyaan caasimada gobolka Anbar ee Ramaadi
Ciidanka Ciraaq oo isticmaalaya khidad cusub ayaa hareereeyay argagixisada Daacish magaalada Ramaadi oo magaalo madax u ah gobolka Anbar ee...
Madaxweytnaha Khaatumo Prof Galaydh ayaa fariin u direy dhalinta reer Khaatumo halganka ku jeeda deegaanadooda. Prof Galaydh ayaa sheegay in...
Wasiirka dekedaha iyo gaadiidka dawlada dhexe Nuur Faarax ayaa si weyn loogu dhaweeyay London. Jaaliyadaha kale duwan ee Somalida ayaa...
Dawlada taajirka ah ee Koofurta Kuuriya ayaa Somaliya ugu deeqday afar gawaadhi oo ah kuwa lagu qaado marida. Afartan gawaadhi...
Raiisal wasaare ku xigeenka Somaliya ayaa qarxiyay in ay si toosa u siiyaan lacagta waxbarashada maamulka Somaliland ayna lacagtaasi toos...
Madaxweynaha Somaliya ayaa ka qaybgalay xalay casho sharaf ay gobolka Banaadir u sameeyeen waftiyada ka qaybgalaya shirka wadatashi ee ka furmey Muqdisho...
Wafti ka socda dawlad deegaanka Somalida Itoobiya ayaa booqasho ku jooga Hargeysa halkaas oo ay ka qaybgaleen kulan looga hadlayay...
Wariye ka tagey Hargeysa ayaa Xamar u tagey si uu wareysi ula soo yeesho wasiirkii hore ee arimaha dibedda Somaliya...
Golaha deegaanka Boorama ayaa bilaabay olole ay ku banaynayaan wadooyinka magaalada siiba wadada aada Camuud oo dad isaka xirten waa...
Telefishanka Afraad ee dalkan Ingiriiska ayaa sii daayay waraysi uu la yeeshay wiil ay walaalo yihiin nin mindi la dhacay...
Shuruudaha laga rabo musharixiinta madaxweynaha Awdalstate oo la iclaamiyay iyo goobta lagu qabanayo
Kadib markii shalay la kala direy dawladii maamul goboleedka Awdalstate si loo qabto doorasho bilaa murana ayaa waxa shir jaraaid...
Xasan Guure oo ah gudoomiyaha urur la baxay madasha oo dhamaan ka kooban ururkii SNM ayaa u jawaabay Moorgaan oo...
Madaxda Puntland, Galmudug iyo raiisal wasaaraha Somaliya ayaa ka wada dhoofay garoonka Gaalkacayo halkaas oo ay wada tageen Muqdisho iyagoo...
Waxa shalay la daawadey biro ay ku rakiban yihiin aalada korontada ee ku shaqaysa cadceeda oo la sheegayo in Cali...
Waxaa goordhawayd oo maanta ah magaalada Boosaaso ee xarunta Gobolka Bari toogasho lagu dilay taliyihii ciidanka ilaalada garoonka diyaaradaha magaalada...
Hogaamiyaha kacdoonka gobolada Awdal ayaa dib uga soo muuqday goobaha kacdoonka muddo kadib markii rag isaga ka mid ahaa ay...
Turkiga ayaa si xun uga cadhoodey Markab Ruushku leeyahay oo marayay biyaha Turkiga ee kala qaybiya caasimadii hore ee Istanbul...
Madaxweynaha Awdalstate Prof Nageeye oo shir jaraaid qabtey ayaa kala direy golihii wasiirada isla markaana ku dhawaaqay doorasho. Madaxweynaha ayaa...
Siyaasiga reer Puntland ee Cali Xaaji Warsame ayaa ku baaqay in maxkamad la soo taago dadkii ka dambeeyay dagaalkii Gaalkacayo...
Ramaax oo la hadlayay isku duwayaasha gobolka Awdal ayaa sheegay in uu ruqsada kala noqonayo kuwa gabey shaqadooda kulan uu...