Askar gaaraysa ilaa 20 askari ayaa saaka isku soo dhiibtey ciidanka Somaliland ee Boorama halkaas oo la sheegay in askartani...
Maxaa cusub
Madaxweynaha Puntland Cabduwelli Gaas ayaa si rasmiya Garoowe uga furey shirka wadatashiga 2016 oo uu shalay ku dhawaaqay Xasan Sheekh....
C/raxmaan Ciro oo diidey in uu xaqiijiyo in uu raadinayo ku xigeen cusub oo bedela Axmed Muumin Seed
Gudoomiyaha xisbiga Wadani ee maamulka Somaliland ayaa diidey in uu ka jawaabo suaal ahayd in uu raadinayo qof uu ku...
Raiisal wasaaraha Faransiiska ninka lagu magacaabo Vall ayaa sheegay in Siiriya laga soo abaabuley falkii argagixiso ee lagu xasuuqay shacabka...
Siyaasiga Cali Faarax Cabdullahi ayaa si adag uga hadlay ciidan Siilaanyo isku soo dhiibey oo la sheegay in ay ka tirsanaayeen Suldaan...
Xasan Sheekh ayaa qudbad uu jeediyay sheegay in berito bilaabmayso wadatashiga ku saabsan sidi isaga loo bedeli lahaa. Xasan Sheekh...
Isbahaysiga xisbiga Kulmiye ee laga maroorsaday musharaxnimada ayaa kulan ku yeeshay Harheysa halkaas oo la sheegayo in ay qodobo ka...
Kalfadhigii lixaad ee golaha deegaanka Boorama oo furmay iyo Ramaax oo ka hadlay xilli wali dayn lagu leeyahay golaha ayna...
La Casa Nostra waa xaafad ku taal bartamaha Baariis waxana ku nool Muslimiin badan oo badankoodu ka yimi wadamada Woqooyiga Afrika...
Waxaan halkan caawa rabaa inaan akhristayaasha la wadaago maqaalo iyo sawir gacmeedyo ku soo baxay shabakada Harowanews maalmihii la soo...
Barlamaanka Somaliya ayaa go'aan ka soo saaray xadgudubka Kiiniya ku samaysay dhulkeena iyadoo baro xanibaadeed ka samaysay gudaha dhulkeena iyo...
Ciidanka xoogga dalka ee gobolka Galgaduud ayaa howlgallo ay ka sameeyeen magaalada Ceel buur waxa ay kula wareegeen deegaanno hoostaga...
ARAG qosol laga diyaariyay anshax xumada qaar ka tirsan saxaafada Somalida oo sida xun loo adeegsado
Saxaafada Somalida ayaa qaar lagu caayaa madaxda Somalida qaarna si ay helaan soo jiidasho badan waxay aalin kasta soo galiyaan...
Madaxweynaha Somaliya ayaa waraaqaheeda aqoonsi ka gudoomey safiirka Hindiya u fadhin doonto Somaliya. Madaxweynaha ayaa ka hadlay muhiimada ay leedahay...
Ururka NOW ayaa soo abaabuley munaasabadii ugu balaarneyd ee ka dhacda Boorama laguna taageero Saylici iyo Muuse Biixi oo sidii...
Xuseen Cabdi Caydiid oo u hadlay musharixiinta Kulmiye ee loo diidey in ay codkooda dhiibtaan una tartamaan xisbiga ayaa sheegay...
Aqoonyahan Aadan Guuleed Shabeel ayaa qarxiyay sababta Kiiniya ay u dhisayso darbi ayna u baahnayn oo ah kan Yuhuuda oo...
Fanaanka Xuseen Ciyaar jecel ayaa taageeray baaqii ka soo yeeray abwaan Sangub ee ahaa in Kiiniya la iska dhiciyo oo...
Wararkii ugu dambeeyay xasuuqa Faransiiska oo ay gaysteen argagixisada Daacish ama ISIL ayaa sheegaya in dhimashada tahay 120 iyadoo meelaha...
Maayerka Boorama ayaa soo kormeeray goobo waxbarasho oo dayactir u baahan oo ku yaal magaalo cad iyo Boorama. Goob caafimaad...
Sidii la filayay Axmed Madoobe ayaa ka difaacay ciidanka Kiiniya oo lagu helay in ay xaalufiyaan dhuxusha iyo sonkorteena taas...
Prof Axmed Samatar ayaa beeniyay in uu ku biiriyo xisbiga Kulmiye waxana wax laga waydiiyay sida ay u dhacday doorashada...
Siyaasiga Cali Gurey ayaa sheegay in uu been ku helay Siilaanyo doorashadii lagu shubtey ee Muuse Biixi iyo Saylici. Cali...
Dib u jaleec sanad kahor markii argagixisada Daacish qixisey dadkii ku noolaa Sinjar qarniyo: SAWIRO
Dib u jaleec sanad iyo sadex bilood kahor markii argagixisada Daacish ama ISIL ay qixisey dadkii ku noolaa Woqooyiga Ciraaq...
War hadda soo dhacay ayaa lagu xaqiijay in argagixisada Daacish laga xoreeyay magaalada Sinjar oo argagixisadu qabsatay sanad hore kadibna...
Halyeyga tolka Somali waayay ee abwaan Sangub ayaa ka xanaaqay dhulka la sheegay in Kiiniya oo fiqiira ay kaga soo...
Isku soo bax si weyn loo soo abaabuley ayaa degmada Boon ee gobolka Awdal waxa isugu yimi taageerayaasha Saylici iyo...
Ciidanka amniga ee NISA ayaa fashiliyay shirqool argagixisada shabaab rabeen in ay isku qarxiyaan madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan. Argagixisada...
Isku soo bax si weyn loo soo abaabulay ayaa lagu taageeray doorashada Muuse Biixi iyo Saylici kaas oo ka dhacay...
Wasiirka warfaafinta maamulka Siilaanyo ayaa ka hadlay sida ay u dhacday doorashadii lagu doortey Muuse Biixi iyo Saylici. Cukuse aya...