Korneyl Xaashi Fure oo madaxweynihii dalka u dambeeyay dirawal u ahaa ayaa soo bandhigey lahaanshaha guriga xooga looga saaray iyadoo...
Maxaa cusub
Shirkii golayaasha Khaatumo State ayaa si rasmiya uga furmay Balicad iyadoo halkaas ay ka qaybgaleen golaha wasiirada iyo golaha guurtida...
Jarmalka oo qoxootiga ugu badan ee Yurub ay hadda toos u tageen ayaa codsaday in hadda lagu noqdo sharciga dhigaya...
Xasan Sheekh oo Muqdisho kula hadlayay booliiska ayaa is waydiiyay halka ay mareen ciidamo badan oo Somaliya loo soo tababaray...
Inaa lilaah waa ilayhi raajicuun dhamaan asxaabta hoos ku qoran waxay tacsi u dirayaan Khadra Ismaaciil Saban geerida ku timi...
Badhasaabka Boorama ayaa eedayn la fuulay oday dhaqameedyada gobolka ee soo faqa dulmiga iyo maamul xumada ka jirta magaalada. Wuxuu...
Wasiirka maaliyada Somaliland Samsam ayaa xadhiga ka jartey dhisme ay yeealan doonto wasaaradeeda magaalada Boorama waxana goobta ka hadlay masuuliyiinta...
Dhacdo aad u foolxun ayaa ka dhacday magaalada Cadaado halkaas oo wasirad ka tirsan maamulka Galmudud ay qaylodhaan xooga ka...
Wasiirku xigeenka dhinaca dalxiiska iyo dhaqanka ee ismamulka Itoobiya ayaa ka sheekeeyay goobaha loo doortey dalxiiska todobaadka ee ay booqan doonaan...
Sakariye Axmed Xasan Cowke ayaa saaxada saxaafada ku soo biirey isagoo daadihiyay barnaamijkii u horeeyay oo ku saabsan dhalinyarada. Barnaamijkan...
Jarmalka iyo Sweden ayaa noqday labada wadan ee qoxootiga dhabta ah ee ka imanaya Siiriya, Ciraaq iyo Afgaanistaan ay toos...
Suxufiyada Farxiya Cabsiiye ayaa doorkan muuqaaladeeda ay soo duubto kaga hadlaysa geesiga dhabta ah qofka uu yahay waxayna raacisay heestii...
Dib u jaleec ciidankii qaranka oo sharafi ka muuqato oo Hargeysa ka xoreynaya xulafadii Mingiste iyo SNM oo guryihii magaalada...
Suldaan Isaaqa oo ka mida kuwa wax dega Gabiley laguna soo dejiyay dhulkan inan layaal ayaa Samaroon u sheegay in...
Tahriibayaal ka tagey Woqooyiga Somaliya oo isugu jira wiilal iyo gabdho dhalinyara ayaa Itoobiya ka soo celisay xafka Suudaan. Tahriibayaasha...
Gudoomiyaha bangiga Somaliya oo shir jaraaid qabtey ayaa ka hadlay lacag been abuura oo Cabdiwelli Gaas samaystey kadibna lagu arkay...
Waxaan daraad tii ka horeysay la wada arkay sawir uu qaadey sawirle Turki ah oo muujinaya ilmo yar oo Siiriya...
Dhacdo cusub oo Yurub ka dhacday iyo qoxooti farabadan oo lug ku marayay Hungari laguna dayay xoog laakin socon wayday...
Dirawalkii madaxweynihii hore ee Somaliya ayaa Muqdisho loo sheegtay sheegayna in askar iyo tikniko badan gurigiisa la soo dhoobey uuna...
Dhibaatooyinka Musliminta haysta maanta waxa ka masuula argagixisooyinka diimaha ee ka dilaacay dalalka Muslimka kuwaas oo keenayt masiibooyin qaran iyo...
Barnaamika codka Maraykanka ee Qubanaha ayaa doorkan taabtey arimo aad u xiiso badan oo ay ku jiraan soo jeedismaha is...
ARAG hees mardhow daawaha laga rogey oo ka hadlaysa nin gurigii laga xidhey: Nabsigu waa cadow jiree
Waa hees mardhow daawaha laga rogey oo ka hadlaysa nin gurigii laga xidhey iyo calaacal uu la fariistey dibedda. Waa...
Badhasaabka Boorama Ramaax ayaa deeq qalab ciyaareed ka gudoomey ururka ama wiilasha Cilmi Rooble Fure Foundation oo uu dhalay Cilmi...
Aabaha dhalay ilmaha yar ee baddu soo tuftey ee aduunka dhan ka murugooday ayaa marki ugu horeysay ka hadlay dhacdada...
Dhacdo aad ka naxayso ayaa ka dhacday dalkaasi Hungari ee qaarada Yurub kadib markii ciidanka booliisku joojiyeen tareen ay saarnaayeen...
Ururka Sonyo ayaa Boorama kulan kula qaatay dhalinyarada magaalada halkaas oo lays waydaarsaday xogta jirta. Waxa goobta ka hadlay dhalin...
Gudoomiyaha maxkamada racfaanka ee gobolka Awdal ayaa garsoorayaal cusub u dhaariyay gobolka Awdal oo uu sheegay in aan gobolka la...
Waa qaybtii sadexaad sheekadii aad u xiisaha lahayd ee daaha ka rogeysa hagardaamooyinka kooxda argagixisada shabaab iyo sida ay u...
Dawlada Somaliya ayaa u magacaabay jeneral Maxamed Aadan Axmed in uu noqdo taliyaha cusub ee xooga dalka Somaliyeed kadib so...
Sawirka ilmo yar oo loo malaynayo in uu u dhashay Siiriya oo baddu ku liqdey inta u dhaxaysa Giriiga iyo...