Dadweynaha deegaanka Fadhixun ee gobolka Awdal ayaa ka cawdey biyo yaraan soo foodsaartey iyagoo aanay jirin cid ka caawisa. Dadkan...
Maxaa cusub
Ninkii boholyooy haddi lagu yiri batrool badan baa halkaa ku jira BIYAHA ANIGAA ISKA LEH..Qarankani beec ma noqon dhulkey guna...
Xildhibaan Awliqe ayaa isna ka yaabay aamusnaanta Siilaanyo xilli weerar lagu yahay kursigiisa waqtigiisii dhacay oo hadda loo sheegay in...
Madaxweynaha maamulka Puntland prof Cabdiweli Cali Gaas oo dhowaan gaaray dalka Kiiniya ayaa shalay la kulmay Wasiirada arrimaha dibedda Kiiniya...
Xildhibaan Indho indho ayaa sheegay in ayna gorgortan ka galayn mudada ay u kordhiyeen Siilaanyo iyo Saylici oo iyagu afka...
Jamaal Cali Xuseen oo ah xisbiga Ucid ayaa shaaciyay in berito ay dhici doonto shirka ay ugu yeereen shirka wadatashiga...
Ururka Yes Sport ee xaruntiisu dalkaasi Holland ayaa agab ciyaareed soo gaarsiiyay deegaanada Baki, Araabi, iyo Lafaciise waxana qalabkaasi gudoomay...
Siyaasiga Maxamed Jaamac Muuse ayaa taabtey in maamulka Hargeysa aanu ahayn mid khuseeya reer Awdal oo aad ka garanayso cida...
Fanaanka Nimcaan Hilaac ayaa si aan hore loo arag loogu daatay Muqdisho iyadoo dadku ay waayeen meel ay kala fariistaan jacaylka...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa qudbad ka jeediyay caleemo saarka madaxweynaha Galmudug C/kariim Guuleed ayaa sheegay in argagixisada shabaab kaliya...
Mucaaradka maamulka Hargeysa ayaa socod ku maray wadooyinka Hargeysa iyadoo Siilaanyo bilaabey inuu xxidho suxufiyiinta gudanaya hawshooda. Siilaanyo oo hadda...
Wararkii ugu dambeeyay magaalada ugu weyn gobolka Gedo ee Baardheere ayaa lagu soo waramayaa in ay degan tahay ciidamadii dawlada...
Xilli maalinta ay dhacayso munaasabadda lagu caleemo saarayo madaxda dawlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa magaalada Cadaado gaaray wufuud kala duwan...
Siilaanyo oo ka aamusey waxa ka dhacaya hareerihiisa una daayay beeshiisa in ay u hadasho ayaa hadda taladu ku ciirsan...
Iyadoo la waayay Siilaanyo oo ku magacaaban madaxweynaha maamulka Hargeysa ayaa mucaaradka waxa u jawaabaya rag ay mid yihiin Cukuse...
Siyaasi reer Burco ah ayaa raadinaya halka Siilaanyo ku dambeeyay iyadoo la ogyahay in aanu wax shaqo ah ku lahayn...
Ciidamada xooga dalka oo taageero ka helaya kuwa Amisom ayaa eryadey argagixisada caalamiga ah ee shabaab oo Baardheere haysatay muddo...
Waxa maanta magaalada Hargeysa ku geeriyoodey abwaan Cabdullaahi Sooraan oo muddo ku xanuusanaa magaalada. Wasiirka Warfaafinta, dhaqanka iyo dalxiiska ee...
Ciidamada dawlada iyo kuwa Amisom ayaa qarka u saaran in ay argagixisada shabaab ka xoreeyaan magaalada wabiga Jubba maro ee...
Sida aan ogsoonahey, warar ay masuuliyiin UN-ta ah sheegaan inta badan ayaa waxa ay ku yiraahdaan hawada Soomaaliya waxaa maalinkii...
Jaaliyada Somalida Itoobiya ee Ingiriiska ayaa taageero u fidisey madaxweyne Cabdi Maxamuud Cumar oo mar labaad loo doortey hogaanka Somalida...
Jaamacad ku taal magaalo madaxda labaad ee dalka Ingiriiska ee Beemingam (Birmingham) ayaa laga helay kitaab Quran ah oo lagu...
Ciidanka heeganka u ah in ay shacabka Somaliyeed ka badbadiyaan dhibaatada argagixisada ayaa baadhis xoogan ku sameeyay goob u dhow...
Siilaanyo ayaa heegan geliyay ciidankiisa dignina u direy huteelada iyo hoolalka lagu qabto shirarka. Warkan ka soo baxay Siilaanyo ayaa...
Waxa maanta lagu hor dhaariyay gudoomiyaha barlamaanka gudiyada doorashooyinka iyo xuduudaha oo u hawlgeli doonaan sidii dalka ay uga dhici...
Hay'ada nabadsugida Somaliya ayaa soo bandhigtey markale dadka ku jira ururka argagixisada shabaab ee ay raadineyso oo uu ku jiro...
Madaxweynaha Somaliya Xasan Sheekh ayaa dhagax dhigey kuliyada cilmiga fanka iyo suugaanta. Qudbad uu madaxweynaha ka jeediyay goobta ayuu ku...
Gudoomiyaha xisbiga wadani ayaa qeexay sababta ay ugu baaqayaan in la sameeyo maamul sharci ah maadaama ay heshiis ay galeen...
Cali Gurey oo ka tirsan xisbiga Faysal Waraabe ayaa ku baaqay in Siilaanyo wax iska bedelo haddii kale uu ku...
Dawlada Somaliya miyay ka tanaasushey maamulida hawadeeda iyadoo wasiirka u qaabilsan arintaa uu sheegay in dawlada Somaliya aanay awood u...