Warbixin dheer oo ay qorey wargeyska aad ka loo aqristo ee ka soo baxa dalkaasi Kiiniya ee Daily nation ayaa...
Maxaa cusub
Waxa goor dhaweyd lagu dil ka dhacay deegaan u dhow tuulada Qorilugud oo lagu magacaabo Baliga. Dilkaasi ayaa lagu dilay...
Burco--Magaalada Burco ayaa dadku ka yaaban yihiin wax habeenkii xoolaha u soo dhaca oo aan ahayn waraabe laakiin kala gooya...
Madaxweynaha ayaa intii munaasabadda ay socotey kala hadley madaxda laamaha amniga, xaaladda dalka uu ku sugan yahay iyo sida ciidammada...
Xoghayaha guud ee barlamaanka Somaliya C/kariim Buux ayaa ka warbixiyay go'aan ay Somaliya ka qaadatay badda ay Kiiniya hadda isticmaalayso....
Tuunisiya oo usbuuc ka hor nin waalani diley ugu yaraan 40 qof oo dakxiisayaal ahaa ayaa bilaabeysa gidaar ay isaga...
Boorama--Reer Boorama ayaa saf dheer u galay taysarada aqoonsiga oo laga bixinayay guriga badhasaabka Siilaanyo ee Ramaax. Waxay waliba ka...
Qosol qosol ay matalayaan qaar ka tirsan fanaaniinta reer Hargeysa oo dadka loo nixinayo si ayna filayn. Waxa Afrika ka...
Berbera--Masuuliyiinta Berbera ayaa hadda u muuqda in kibirkii hore ka yaraaday oo ay ilaalinayan luqadooda iyagoo hadda sheegaya in Berbera...
Taliyaha Guud ee Ciidamada AMISOM, Jen. Jonathan Rono ayaa booqday saldhiyada ciidamada AMISOM ee Jaziirada Kudhaa oo bishii Maarso ee...
Wasiirka warfaafinta dawlada Somaliya Maareeye ayaa rajo tirey dadka ku jira hantida dawlada ee faraha badan oo hadda uu sheegay...
Madaxweynihii hore ee Galmudug Cabdi Qaybdiid ayaa farin u direy Puntland sheegayna in haddii ay hal qodax ku taagneyd markii...
Giriiga ayaa la siiyay ilaa Sabtida soo socota in uu la yimaado qorshe cusub oo lagu siiyo dayn cusub maadaama...
Dawlada Kiiniya ayaa magdhow aad u farabadan siinaysa askar ku dhintey difaacii jaamacada Gaarisa ee argagixisada shabaab ku xasuuqdey boqolaal...
Muqdisho--Madaxweynaha Khaatumo State Prof Cali Khaliif Galaydh ayaa daawo ay xaq u lahaayeen markii ugu horeysay si toosa loogu dhiibey...
Wasiirka arimaha dibedda ee Somaliya Dr C/salaam Hadliye oo kulan la qaatay wasiiro dawlaha arimaha dibeda ee dalka Hindiya ayaa...
Boorama--Agab ciyaareed ayaa waxa soo dhiibey taageeraasha ka tirsan xisbiga Wadani oo jooga dalkaasi Maraykanka. Agabka oo farabadnaa ayaa la...
Caabudwaaq--Madaxweyne ku xigeenka maamulka cusub ee Galmudug Xasam Maxamuud Warsame oo ka soo jeeda Caabudwaaq ama galbeedka gobolka Galguduud ayaa...
Garoowe--Maamulada Puntland iyo Jubba ayaa isku arki doona Garoowe halkaas oo ay sheegeen in ay siyaasad isku mida ka qaadan...
Dawlada Kiiniya ayaa xaqiijisey burburka diyaarad ay leeyihiin oo ah kuwa qumaatiga u kaca ayna leeyihiin milatariga dalkaasi kuna burbutey...
Boorama--Shirkada Shaba ee biyaha ee Boorama ayaa ceelkale ka bilowdey aaga Camuud xilli magaalada ay ka jirto biyo yaraan aad...
Muqdisho--Wasiirka arimaha gudaha dawlada Somaliya ayaa la kulmey gudiyada la doortey ee madaxa banana ee doorashooyinka iyo xuduudaha. Kulankan maanta...
Hargeysa--Hamiga siyaasiyiinta Somaliland (SNM) oo hore loo ogaa ayaa hadda soo shaax baxay..waxana qarxiyay warbixin laga helay xog ogoha Wikileaks...
Diyaarad ay leedahay Liibiya ayaa wado laami ah ku soo gashay si lama filaana inkastoo ayna fadhiisan waxayna qasabtey nin...
Haweenay iyo ninkeeda oo cadaana oo hurda ayaa saqdhexe waxa gurigooda u soo dhacay dhalinyar madow ah oo rabey in...
Wasiirka ciyaaraha maamulka Somaliland Axmed Cabdi Kaahin Casood ayaa isku diyaarinaya inuu buuxiyo booskii uu ka geeriyoodey allaa yarxamu Maxamed...
Garoowe--Ciidamada ammaanka Puntland ayaa magaalada Garoowe ee gobalka Nugaal waxa ay ku xireen muwaadiniin u dhashay dalka Itoobiya, kuwaasi oo...
Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya oo maanta ajendihiisu ahaa cod u qaadida xubanaha gudiga madax banaan ee doorashooyinka qaranka, qaabka cod qaadista...
Xulka qaranka ee Jili ayaa ku guuleystay koobka Amerika kadib markii uu gool ku laad 4-1 kaga badiyay xulka Argentina. Ciyaaryahanka Messi...
Gabdhaha kubada cagta ee Maraykanka ayaa u awood sheegtay kuwa Jabaan ciyaartii kama dambeysta ee xalay dhacday iyagoo ku garaacay...